10-ka xiddig ee ugu hadal heynta badan suuqa kala iibsiga

Suuqa kala iibsiga ayaa dhawaan xirmi doono waxaana kooxaah qaaradda Yurub ay raadin ugu jiraan xiddigo dhowr ah.

10-ka xiddig ee ugu hadal heynta badan suuqa kala iibsiga ayaa waxaa kasoo dhex muuqday xiddiga naadiga Liverpool  ee Luis Alberto kasoo ku wajahan kooxda Lazio.

Sawirka Hoose Kaga Bogo xiddig Walba Kooxda Uu Ku biirayo Iyo Qiimaynta uu ugu biiri karo inta uu furan yahay suuqa kala iibsiga xagaagan.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close