10-ka xiddig ee ugu hadal heynta badan suuqa kala iibsiga

Xiddiga kooxda  Crystal Palace Yannick Bolasie ayaa hor kacayo xiddigaha ugu hadal heynta badan suuqa kala iibsiga, halka Bacca  iyo Lukaku si weyn loogu hadal  hayo suuqa kala iibsiga duhurnimadaan.

Arsenal ayaa ku raad joogta Lacazette iyo Mustafi halka Chelsea ay wali xiiseyneyso Lukaku, kaasoo weerarka ugu ciyaaro Everton.

Hoos ka eeg xiddigaha suuqa kala iibsiga ugu saameynta badan , kooxaha doonayo  iyo waliba qiimaynta ay kooxaha ugu biiri karaan.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close