11kii Xiddig ee Todobaadkan Champion League-ga Ugu Wanaagsayd Oo La Soo Saarey? Yaa ugu badan taloow

Shaxda-Isbuuca

Laacib.so: Shaxdaan kor ku xusan Waxaa goor dhaw la soo saaray 11-ka ciyaaryahan ee asbuucan ugu wanaagsanaa dhanka tartanka Champions League-ga ee xilli ciyaareedkan haatan socda.

Mareega ugu caansan ee dhanka Website-yada shabakadda ciyaaraha ka faaloota ee Goal.com ayaana soo saartay shaxda xiddigihii asbuucan ugu fiicnaa tartanka horyaaladda yurub ee UEFA Champions League-ga.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close