Wax walba oo aad uga baahan tahay kulanka u dhexeeyo Kooxaha Banaadir_sport_club iyo Elman

Wax walba oo aad uga baahan tahay kulanka u dhexeeyo Kooxaha Banaadir_sport_club iyo Elman

Kooxaha banaadir sport club iyo Elman ayaa  Ku balansan goroonka koonis degmada c/casiis ee gobalka banaadir xilli labaduba ay u bahanyihiin guulo ay gaaran si ay hogaanka ugu dhowaadan

Kooxda kubadda cagta BanaadirSC ayey muhiim u tahay guul ay gaarto  galabta si ay hogaanka ugu sii dhowaato
Elman qudheedu waxey dooneysaa iney booska hoose kasoo kacdo

Banaadir sport club rikoor wanagsan ayaa uga yaalo markey Elman koonis kula cayaareyso maxaa yeelay shantii sano ee ugu dambeysay ugama badin garonkan waxaana ugu dambeysay sanadkii 2013 Kulan ka tirsanaa finalka super cup kasoo rigooreyaal ay guushu Ku raacday Elman

Intii dalka laga hirgeliyay garoomada cowska macmalka ah keliya hal kulan ayey ayey lumisay banaadir kulamada ay Elman LA dheeshay horyaalka

Banaadir sport club ayaa ah teamka ugu gulaha badan somalia shantii sano ee ugu dambeysay

Wareysi uu Lala yeeshay macalinka banaadir SC ayuu Ku sheegay iney diyaar u yihiin kulanka maanta dhamaan cayaartowdiisa muhiimada koobadna ay tahay iney guul gaaran

Kooxaha: banaadir SC vs Elman
Garoonka: koonis degmada c/casiis
Maanta: talaado
Saacada: 3:30

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close