20-ka Laacib ee Premier League ugu Badan Funaanadahood aadka loo Iibsaday

Alexis Sanchez ayaa ku biiristiisii kooxda Manchester United waxay u ogolaatay in uu noqdo laacibka ugu shacbiyadda badan horyaalka Premier league.

Waxaa qiimeyn la sameeyay kasoo billow January 1, la arkay in uusan qofna ku dhicin Alexis’ dhanka Iibsiga Funaanadaha horyaalka Premier League.

Laacibka dalka Chile ayaa ku garaacay Iibsiga Funaanadaha ugu badan ee magaciisu ku qoranyahay ninka ay isku kooxda yihiin ee Paul Pogba.

Marka la fiiriyo macluumaad uu baahiyay SportsDirect.com , 4 ka mid ah 20 –ka laacib ee funaanadahooda loogu Iibsiga Badanyahay waa xiddigaha lagu kala qaatay Suuqii Bisha Janaayo.

Philippe Coutinho ayaa kaalinta 6-aad soo galay keddib u dhaqaaqiddiisii kooxda Barcelona.

HALKAN KA ARAG DIIWAANKA IYO SIDA LOO KALA SARREEYO :

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close