5-ta Xiddig ee Man united ugu xawaaraha sareeyaan

Waxaa si rasmi ah loo soo bandhigay 5-ta Xiddiga ee Naadiga Manchester United xili cayaareedkan ugu xawaaraha sareeyaan.

Tababare Mourinho kooxdiisa jawi wanaagsan ayay Horyaalka England ku bilaawday ayadoo guuleestay sedexda kulan ee ugu horeesay wax gool ahna lagama dhalinin.

5-teeda xidig ee ugu xawaaraha badan kuwaas oo ay cayaartooyda kale ee kasoo horjeedaan orod ahaan celin karin hoos kaga bogo:

 

Ramzi Yare

My name is Ramzi Yare Abdullahi, I am sports news writer and reporter for Laacib.so by Online in Mogadishu, Somalia

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close