Alexandre Pato oo ku biiray kooxda Spain ka ciyaarta ee ….

Xiddigii ku fashilmay horyaalka Ingiriis-ka ee  Alexandre Pato ayaa iska dhiibay horyaalka Spain sida ay sheegayaan wararka ka imaanaya dalkaasi.

Ciyaaryahanka reer Brazil ayaa kusoo bandhigay qaab ciyaareed liita kooxda Chelsea  waxaana taas ay keentay in uu dib ugu laabto kooxdiisa Corinthians.

“ Waxaan kooxda Villareal kala heshiinay saxiixa weeraryahankeena Alexandre Pato,sidaas waxaa lagu yiri qoraal lasoo dhigay Page-ka kooxda Corinthians .

Sikastaba ku biirista xiddigan ee kooxda Villareal ayaa xalay la dhameeyay sida ay wararku sheegayaan,waxaana xiddigan uu qeyb ka noqon doonaa xiddigaha Villareal u matali doono xili ciyaareedka soosocdda.

Alexandre Pato of Brazil's Sao Paulo celebrates with teammate Luis Fabiano (R) after scoring a goal against Uruguay's Danubio during their Copa Libertadores soccer match in Montevideo, April 15, 2015. REUTERS/Andres Stapff  Picture Supplied by Action Images

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close