Alexis Sanchez oo Record cusub u dhigay kooxda Manchester United

Weeraryahanka bisha janayo ku soo biirey kooxda kubada cagta ee Manchester United  Alexis Sanchez ayaa lasinmay Record Xumaan ahaa oo uu Horay ugu dhigay kooxdiisa cusub Gaar ahaan Cayaartii ay 1-0 kaga badisay Newcastle United.

Alexis Sanchez oo Arsenal uga biirey Manchester United markii uu galay heshiis kala badalasho ah ayaa Noqdey Cayaaryahanka ugu badan ee qalda booseeshinka kubada ama qalad kubadaha ugu badan waxaana uu dhigay Record Cusub.

Sanchez ayaa Kulankii Huddersfield waxa uu booseeshinka qalday 36 ,mar isaga oo Noqdey Cayaaryahanka ugu badan ee sidaa sameeya dhamaan Cayaartoyda Manchester United hal cayaar waxaana uu lasinmay Record kaas cayaartii Newcastle United.oo uu sidoo kale qalday 36 mar.

Alexis Sanchez possession lost v opponents VS Huddersfield (H) –

36 times VS Newcastle (A) – 3

6 times VS Tottenham (A) – 22 times VS

Yeovil Town (A) – 31 times

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close