Antoine Griezmann Oo Markale Ay La Saxiixan Karto Manchester United,Sidee?

Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa laga ogaanayaa in ay usii dhowaaneyso saxiixa laacibka Atletico Madrid ee weerarka ka dheela Antoine Griezmann. Laacibka dalka France ayaa ah dooqa koobaad ee macallin Jose Mourinho waxayna sheegeysaa kooxda Old Trafford in hadda ay jirto fursad si sahal ah ay ugu heli karaan isaga, sida ay warineyso Manchester Evening News .

Griezmann waxaa ay sheegtay kooxdiisu in lagu qaadan karo £86milyan waxaase kooxda United ay ka hadli doontaa lacagtaas bixinteeda in kastoo aysan ka hari Karin hanashada wiilkan bandhigga fiican oo xagaaga dambe ay koobab ku qaadi karaan sida kooxdu rumeysantahay.

Sikasta Atletico ayaa aqbaleysa in ay laacibkeeda ugu yaraan ku gaddo 100m oo Yuuro xilli heshiis waqti dheer ah uu kooxdan kula jiro.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close