Home » England » Aqriso: Kulamada horyaallada Yurub Maanta iyo waqtiga la ciyaari doono

Aqriso: Kulamada horyaallada Yurub Maanta iyo waqtiga la ciyaari doono

Kulamo ka tirsan horyaallada waaweyn ee Yurub ayaa caawa ka dhici doona garoomada kala geddisan ee dalalka England, Faransa, Italy, Spain iyo Germany.

Ciyaarta ugu xiisaha badan waa tan garoonka Etihad ku dhex mari doona Manchester City iyo Liverpool, waxaa sidoo kale jiri doona ciyaaro xiiso leh sida Middlesbrough oo marti qaadeysa Man Utd, halka ay Spurs la dheeli doonto Southampton.

Spain waxaa foodda is dari doona Barcelona iyo Valencia, halka Talyaaniga ay Sampdoria soo dhoweyneyso Juventus.

Kulamada England – Premier League March 19 iyo Saacadaha ay dhacayaan

03:00 Middlesbrough ? – ? Manchester United

05:15 Tottenham Hotspur ? – ? Southampton

07:30 Manchester City ? – ? Liverpool

Kulamada Italy – Serie A March 19 xilliyada la daawan karo

02:30 Empoli ? – ? SSC Napoli

05:00 Atalanta ? – ? Pescara

05:00 Bologna ? – ? ChievoVerona

05:00 Cagliari ? – ? Lazio

05:00 Crotone ? – ? Fiorentina

05:00 Sampdoria ? – ? Juventus

08:00 Udinese ? – ? Palermo

10:45 Roma ? – ? Sassuolo

Kulamada Spain – LaLiga Santander March 19 waqtiyada ay dhacayaan

02:00 Leganes ? – ? Malaga

06:15 Atletico Madrid ? – ? Sevilla

08:30 Deportivo La Coruna ? – ? Celta Vigo

08:30 Sporting Gijon ? – ? Granada

10:45 Barcelona ? – ? Valencia

Kulamada Germany – Bundesliga March 19 iyo Gooraha ay dhacayaan

05:30 Mainz 05 ? – ? Schalke 04

07:30 Borussia Moenchengladbach ? – ? Bayern Munich

Kulamada France – Ligue 1 March 19 iyo Saacadaha la ciyaari doono

05:00 Caen ? – ? Monaco

07:00 Dijon ? – ? Saint-Etienne

11:00 Paris Saint Germain ? – ? Lyon.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*