Arsenal Iyo Liverpool Oo Ku Dagaalamaya Mid Kamid Ah Xididga Daafaca Midig Ugu Wanagsan

Kooxahaan kawada dheela Horyaalka Wadanka Ingiriiska ahna mid ugu xiisaha badan caalamka ayaa waxa ay isku haystaan saxiixa mid kamid ah Xiddiga ugu halista badan ee ka dheela khadka dhexe.

Kooxahaan ayaa waxa uu mid kasta oo kamid ah doonaya in uu hello adeega laacibkaan, ayna ku xaliyaan mushlida xagga khadka dhexe ee ka haysata kooxdoooda oo haatan banaanka taala.

Wiilka Khadka Dhexe ee Kooxda Bayern Munich iyo Xulka Brazil, Rafinha ayaa doonaya in uu dhankiisa wada hadal la furro kooxahaan doonaya isaga si uu uga jawi badashto wadanka Jarmalka.

24-sano jirkaan sidoo kale ka dheeli kara garabka dhanka Midig, ayaa waxa macquul kal ah, in uu macsalaameeyo kooxdiisa, balse waxa aan la ogeyn kooxda uu ku biiri doona waxaana xiiseeyanaya Arsenal Iyo Liverpool.

Waxaa Qoray: Cabdi Raxmaan Cadaani

Abdi Rahman Adani

My name is Abdi Rahman Jilani Mohamed Adani, I am sport writer and reporter for Laacib.so by Online in Mogadishu, Somalia

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close