Arsenal iyo Monaco oo heshiis hordhac ah kagaaray laacib ka Thomas Lemar

Xiddigaan reer France ayaa diiday inuu u dhaqaaqo Emirates maalintii ugu danbeysay ee suuqa kala iibsiga, laakiin tababare Arsene Wenger ayaan isdhiibin, waxa uuna doonayaa in laacibkaan uu ku soo biiriyo naadiga Gurners-ka kahor inta laacib ka Alexis Sanchez ka dhaqaaqin Emirates, iyadoo saxaafado aad u hadal haysay dhawaa nahaan in ciyaaryahanka reer Chile aanuu diyaar u ahayn sii joogista naadiga Arsenal.

Arsenal ayaa lagu soo waramayaa in £92 million kula soo wareegi doonto laacibka Thomas Lemar bisha Janaayo ee soo aadan, iyadoo heshiis shan sano ah oo ku kacaya £250,000 kun oo ginni isbuucii lagu heshiiyey.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close