Arsenal oo ka wal walsan dhaawaca halista ah ee soo gaaray Gabriel Paulista

Dhibaatada kooxda Arsenal ayaa sii laba jibaaran tahay markii uu dhaawac soo gaaray daafaca reer Brazil ee Gabriel Paulista.

Isagoo ilmeynaya ayuu Gabriel Paulista ka baxay garoonka kullankii kooxdiisa ay dirqi uga adkaatay Man City, ciyaartii ka dhacday Sweden.

Illo wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in Gabriel Paulista uu garoomada ka maqnaan doono ku dhawaada ShanΒ asbuuc, taasoo dhib ku ah kooxda Arsenal.

Daafaca reer Brazil ayaa jug xoogan waxa ay kasoo gaartay Jillibka kullankii xalay kooxdiisa Arsenal ay 3-2 uga badiyeen naadiga Man City.

download

Related Articles

4 thoughts on “Arsenal oo ka wal walsan dhaawaca halista ah ee soo gaaray Gabriel Paulista”

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close