Arsenal oo maciin biday saxiixa Jeremy Mathieu

Laacib.so Naadiga Arsenal oo dhigeeda Barcelona weydiisatay in ay ka iibiso daafaceeda Jeremy Mathieu,sida laga soo xiganayo SFR Sport.

Gunners ayaa raadineysa daafac dhexe inta uusan xermi daaqada suuqa kala iibsiga,maadama ay dhaawacyo qabaan daafacyadeeda qaar waxan markani ay maciin biday Jeremy Mathieu.

Arsenal ayaa heshiis hora dhaca lagaartay daafaca naadiga Valencia ee Shkodran Mustafi,balse Gunners ayaa muujineysa in ay xiiso u qabto Jeremy Mathieu.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close