Arsenal oo maciin biday soo qaadashada Wilfried Bony

Laacib.so Naadiga Arsenal ayaa dalab dhan 30 Million ka gudbisay gool dhaliyaha naadiga Man City ee Wilfried Bony,sida ay daabacday Daily Star.

Gunners ayaa baahi u qabtay in ay soo qaadato gool dhaliye,maadama ay ku hungoowday in ay gacanta ku dhigaan Alexandre Lacazette,kaa ay kooxdiisa diidantahay in ay iska iibiso.

Tababare Pep Guardiola ayaa laacibkani u sheegay in uu naadiga fasax ka yahay kooxdii uu doona na uu ku biiro karo,maadama qorshahiisa xili ciyaareedkani uusan qeyb ka aheyn.

Arsene Wnger ayaa haatan ku fikiraya in gool dhaliyahaani reer Ivory Coste in uu keeno garoonka Emirates Stadium sida ugu dhaqsiyaha badan.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close