Arsenal oo Man City ka biya diiday saxiixa Hector Bellerin

Laacib.so Naadiga Arsenal ayaa dhigooda Man City u sheegtay in maankooda ay ka saaraan soo xero galinta daafacooda midig ee Hector Bellerin.

Man City ayaa labo dalab horay ugu gudbisay xidigaani reer Spain,kaa oo laga biya diiday waxana wali ay maanka ku hayeen in ay heli karaan daafacani.

Gunners ayaa dooneysa in laacibkooda ay sii ceshtaan kaa haatan kusoo baxay laacib tayo sare leh,waxan uu nasiib u yeeshay in uu qeyb ka noqdo xidigaha xulka qaranka Spain u ciyartay kooba Euro 2016.

Arsenal ayaa haatan u cadeysa wadaniyiinta in ay iska iloobaan daafaca reer Spain Hector Bellerin,kaa ay inbadan bar-tilmaameedsanayeen.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close