Arsene Wenger oo hadal cajiib ah ka yiri ka tagista Mesut Ozil iyo Alexis Sanchez hadaba maxuu yidhi ?

Arsene Wenger ayaa sheegay in uu ku kalsanyahay Santi Cazorla in uu saxiixi doono heshiis cusub lakiinse waxa uu xusay in kooxdiisa arsenal ay  ka weyntahay ha lama labo ciyaaryahan isago kala jeeday ka tagista lagu xamanayo labada ciyaaryahan Mesut Ozil iyo Alexis Sanchez

Labadan ciyaaryahan ayaa waxaa heshiiskooda ka dhiman 18 bilood , warar la helay ayaa sheegay in ay dalbadeen in loo badiyo musharkooda lagaarsiiyana lacaga ay qaatay ciyaaryahanada ugu musharka badan Premeir league , Ozil ayaa hada qaatay £140,000 asbuucii halka Alexis £10,000 .

Wenger ayaa mar hore xaqiijiyay in uusan wax kordhin ah u samayn doonin Ozil and Alexis xitaa haday diidan in ay cusboonaysiiyaan heshiiska ay hada ku jogaan waxaana jirto rajo aad u weyn dhanka Cazorla

Winger ayaa hadalkiisa kusii darsaday” Ärsenal waa koox weyn , hal iyo labo ciyaaryahan oo ka taga kooxda wax isbadal ah kuma keenayan , manta dhaqale nagu filan wan haysanaa oo aanan horay u haysan “

Sido kale Arsene Wenger ayaa sheegay In tariikhda Arsenal ay ka weyntahay shekadaas .

Arsenal ayaa afar sano kadib kudhamaysatay kaalinta kowaad ee groupkooda koobka xiisaha badan ee Champion league .

 

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close