Bale iyo Neymar oo hoggaaminaya kooxda ugu fiican asbuucaan horyaalka Spain

Waxaa lasoo saaray kooxda ugu fiican toddobaadkaan horyaalka dalka Spain waxaana kasoo dhex muuqday dhowr xiddig oo u ciyaaro kooxaha kala duwan ee u diiwaan gashay xiriirka Spain.

Real Madrid ayaa kooxdaan ku leh afar xiddig, halka Barcelona ay ku leedahay kaliya hal ciyaaryahan waana xiddiga Neymar.

Waxaa kooxda ugu fiican asbuucaan horyaalka Spain laga waayay xiddigaha Ronaldo, Messi iyo Suarez kuwaas oo ka mid ah ciyaartooyda ugu fiican horyaalka Laliga.

11capture

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close