Bale Kalliya Ma Ciyaaro Kubadda Cagta Ee Xirfad Kale Ayuu Ku Xamaalan Karaa!

Weeraryahanka Kooxda Kubadda cagta Real Madrid ee wadanka Spain, Gareth Bale ayaa wuxuu maalmihiisa fasaxa ku qadanayaan inuu dheelo xirfad ka baxsan tan uu ku caan baxay ee Kubadda cagta.

Xirfadaan uu dheelayo ama ciyartaan ayaa waxaysan aheyn mid ka baxsan Sportiga, balse waxaa ay tahay nooc kaloo kamid ah, waana mid ay aadka ugu caan abxeen dheelitaanka keeda dadka Tujaarta ah.

The Real Madrid forward then times his swing perfectly, striking it just after it lands

Ciyaarta uu dheelayo Bale ayaa waxaa lo yaqaan Golf, waxaana si weyn looga dheelaa dalka Mareykanka, iyadoona xiddigaan uu kasoo muuqday isagoo ciyaaraya Muuqaal uu bartiisa Bulshadda soo dhigay.

Gareth Bale, ayaa wuxuu kamid yahay xiddigaha ugu caansan ee kubadda cagta, wuxuuna ka tirsan yahay mid kamid ah kooxaha ugu waa weyn Qaaradda Yurub, waana kooxda Boqortooyadda Spain ee los Blancos.

Gareth Bale starts by picking the golf ball off the tee before throwing it into the air

Waxaa Qoray: Cabdi Raxmaan Cadaani

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close