BANDHIG: Arin Lama Filaan Ah Oo Kusoo Korodhay Heshiiska Ay Chelsea Ku Qaadaneysa Chamberlin

Taageerayaasha Kooxda kubadda cagta Chelsea, ayaa waxaa uga soo yeeraya war aysan ku farxin doonin, kasoo ku aadan in xiddiga ay dhawaan kala soo wareegaan Kooxda Arsenal, oo ay ku heshiyeen lacagta ay kusoo qaadanayaa aduun dhan 35 Malyuun, ee Chamberlin.

Warkaan ayaa wuxuu yahay in wiilkaan uusan udheeli doonin kooxdaan illaa iyo ay Arsenal lasoo wareegto xiddig bedal unoqon, walow sheekadaan aan la ogeyn, inay qeyb ka tahay heshiikiisa, waxaana lagu waramayaa in arintaan ay noqon doonto sheeko ku cusub heshiiikiisa.

Chamberlin ayaa wuxuu Arsenal la qaatay dhowr Xilli ciyaareed, waxaana uu udhaliyay Goolal badan, uuna kula guuleystay Koobab ay uu kamid yahay Koobka FA-ga, dalka Ingiriiska, waxaana uu haatan kusoo wajahan yahay Naadiga Chelsea, oo Horyaalkaan difaacaneysa.

Wiilkaan ayaa waxay soo ifbaxday sheekadda ku aadan bixitaankiisa dhawaan, markaasoo la sheegay inay lama filaan ku noqotay Taageerayaasha Gunners-ka, waxaana haatan lagu waramayo inuu ka tagi rabo xiddigeeda Sanchez, waxaana haatan qarka usaaran yahay inuu aado Man City.

AbDi RaHmAn AdAnI, Reporter

My name is Abdi Rahman Jilani Mohamed Adani, I am sport writer and reporter for Laacib.so by Online in Mogadishu, Somalia

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close