Bandhigiisii wanaagsanaa kadib Jeff Reine-Adelaide oo si toos ah ugu soo muuqan doona kooxda kobaad ee Arsenal

Laacib.so Arsenal ayaa shaacisay in Jeff Reine-Adelaide loo soo dalacsiisay naadiga kowaad koowaad.

Garaba lahaani 18-sano jirka ah ayaa kaga soo biiray Arsenal Naadiga Lens waxana uu wacadaro ka dhigay 21-jirada tan iyo markii uu imaaday garoonka Emirates xagaagii hore.

Inkastoo uu si rasmi ah uga diiwaan gashan yahay akadeemiyada naadiga, Reine-Adelaide ayaa laba kulan u saftay kooxda koowaad Arsene Wenger xilli ciyaareedkii hore, iyadoo iminka si rasmi ah loogu abaal mariyay in loo soo dalacsiiyo kooxda koowaad ka hor xilli ciyaareedka 2016/17.

Naadiga fadhigeeda uu yahay waqooyiga London ayaa barteeda Instagram ku xaqiijisay in Jeff Reine-Adelaide loo soo dalacsiiyey naadiga kowaad.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close