Barcelona oo iska iibin doonta weeraryahan da’yar

Barcelona reject Betis bid for Sandro to clear path for Tottenham

Kooxda kubada cagta ee Barcelona ayaa dib soo ceshatay xiddiga amaahda kaga maqnaa Sandro Ramirez, inkastoo ay yihiin kuwa raba in ay iska iibiyaan inta lagu guda jiro bishan.

Sandro ayan ka heysan boos joogta ah gegada Camp Nou, kuwaasoo dib uhelay saxiixyada cusub Arda Turan iyo Aleix Vidal oo uga maqnaa kooxda ganaaxi Fifa saartay, balse uu ku ekaa bilowgi sanada 2016.

Waxaa la ogaa in weeraryahanka uusan qeyb ka aheyn xiddigaha Luis Enrique qorshaha ugu jira, balse Barca ayaa hada uweecatay sidi ay ucaawin laheyd xidigan si uu uhelo boos ku haboon oo u kasoo muuqda ciyaaryahanka, waana kuwa iska iibin doona inta lagu guda jira bishan.

Tottenham iyo Newcastle ayaa xiisa uhayo xiddigan, ila wareedyo ku dhow ciyaryahanka oo sheegay in uu jeclan laha udhaqaaqida Premier League.

Barca oo dhawanahan heysatay weeraryahano da’yar, sida Gerard Deulofeu, Adama Traore iyo Denis Suarez kuwaaso dhaman ku maqan amaah fursadna uheysa in ay dib ugu soo noqdaan Camp Nou, halka  Alen Halilovic uu dib ugu soo labanaya kooxda kaasoo amaah ugu maqnaa Sporting Gijon xilli ciyaaredkan.

Sikastaba ha ahaatee, Sandro ayaa uga tagi doona kooxda sitoos ah, iyaga oo iska iibineya, kadib markii Barca ay noqotay mid  aan aqbali doonin in amaah ay ku fasaxdo xiddigan.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close