Barcelona Oo Soo Bandhigtay Sida Ay Xiddigaha Kooxda Ugu Xiran Doonaan Lamberada Xagaaga Cusub

Camaaliqada Horyaalka Spain ee La Liga ayaa soo bandhigtay sida ay xiddigaheeda ay ukala qaadan doonaan Lambaradooda Xilli ciyareedka cusub ee 2017/18, kaasoo haatanba Furmay, waxaana laga dheelay Horyaalka Spain laba kulan, iyadoona labaduba badisay.

Kulankii ugu horeeyay ayaa waxay la dheeshay Naadiga Real Betis, waxayna kusoo garaacday goolal gaaraya 2-0, iyadoona kulanka labaad isla 2-0 kusoo daartay Naadiga Alaves, waxaana ay lee dahay Lix dhibcood iyo Lix gool, iyadoona aanan lasoo taaban shabaqeeda.

Hadaba, halkaan hoose waxaad ka arki kartaa sida ay Lamberka ukala qaadan doonan Xiddigaha Kooxdaan, iyadoona uusan jirin wax isbedal ah oo ku yimid Lamberada ay kala qaadan doonaan ciyaaryahanada, waxaana sidood uwata Messi iyo Suarez.

Abdi Rahman Adani

My name is Abdi Rahman Jilani Mohamed Adani, I am sport writer and reporter for Laacib.so by Online in Mogadishu, Somalia

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close