barcelona oo war xun ugu soo yeeray xaalada alba.

war xun ayaa usoo yeeray taageerayaasha kooxda barcelona kulanka ay caawa ka hortagayaan kooxda man city.

difaaca bidxeedka danbe ee kooxda jorda alba ayaa caadis fuulay ka dhib ciyaarta asaga baxay sagaal daqiiqo oo uu ciyaaray kaliya kadib dhaawaq muraqa kasoo gaadhay.alba ayaa oynaye xilli uu badal u taagnaa lucas digne si loogu badalo.

kooxda caafimaadka blugrana ayaa carabaabay in xidigan muraqa dhibaato ka sheeganayo sidoo kalana dhaawacan uu xulkiisa kasoo gaaray

kani ayaa waxa uu noqonaya warxun maadama kooxda ay hada hal difaac oo badala alba waa lucas digna hadii uu dhaawac soo gaarana digne waxa ay noqon doontaa dhibaato weyn oo blugrana soo gaarta.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close