Barcelona Oo Xiddigaha Ugu Badan Ku Leh, Liiska Ciyaartoyda Ugu Xumeedka Toddobaadkan

Waxaa lasoo saaray liiska ciyaartoyda ugu xumeed toddobaadkaan, kulumadii ugu dambeeyay ee laga dheelay tartanka Horyaalka Yurub ee Champions League, iyadoo kooxo waa weyn garka leysku galliyay.

Laacibiin uu kamid yahay Messi, Suarez, Mancherano, Mathieu iyo Pique, ayaa kamid Liiska Xiddigaha ugu Xun Isbuucaan kulumadii laga dheelay Tartanka Horyaalka Yurub oo sidoo kale loo yaqaan Dhaga-weyne.

Sidoo Kale, Kooxda reer Germany ee Dormotud ayaa iyaddana dhankeeda waxa ay ku lee dahay Liiskaan, Xiddi badan, waxaana sidoo kale kamid ah Kooxaha Laacibiinteeda kasoo muuqdeen Liiska Bayer.

Sikastaba, Xalay ayey aheyd kadib markii lasoo gaba gabeeyay Wareega Sedeed dhamaadka Tartanka Horyaallada Qaaradda Yurub, oo ay kooxo illaa iyo afar, gaaraya ay isugu soo hareen.

Abdi Rahman Adani

My name is Abdi Rahman Jilani Mohamed Adani, I am sport writer and reporter for Laacib.so by Online in Mogadishu, Somalia

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close