Cabdulaahi Nuur Cali (Agoogow) oo isaga hayamay kooxda Elman

Gool dhaliyaha naadiga Elaman Agoogow ayaa shaaciyey inuu isaga tagay kooxdiisa mudo dheer ee Elman.

Cabdullahi Nuur Cali ayaa kamid ahaa ciyaaryahanda ugu muhiimasan kooxda Elaman mudooyinkii ugu dambeeyey,waxana uu kula guuleysatay 2,horiyaal,hal super cup iyo koobka Jeneral Da’ud.

Naadiga Elman ayaa heshiis lagartay dhow ciyaryahano oo kala duban,waxana la filaya in ay kasoo muuqda kal ciyaareedkan cusub.

Geesta kale warar hoose oo la helay waxa ay sheegayaan in khilaaf uu soo kala dhax galay isaga iyo maamulka kooxada Elaman.

Agoogow oo la hadalayey warsidaha LAACIB.SO ayaa yiri: Elman waa kooxda an kusoo bilaabay kubada cagta, waa naadiga an ka helay kalsoonida kubada cagata ma iloowi doono dhamaan cid waliba ee sheegatay magaca Elman,waan jeclahay Elman balse wax waliba isbadal ayaa ku yimaada ciyaaryahan ayaa ka tagay kooxda midkale ayaa kusoo biira sidoo kale tabarayaasha aya isbadalay,waxan rajeenaya in markale an midoowno

Ramzi Yare

My name is Ramzi Yare Abdullahi, I am sports news writer and reporter for Laacib.so by Online in Mogadishu, Somalia

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close