Cajiib!! Waa Kuma Xiddiga Ka Tirsan Chelsea Ee Ku Wanagsan Cunta Karinta?

Qof waliba oo bani’aadam ahi waxa uusan kalliya uusan ka maarmeen ayaa waxa ay tahay Cuntadda, waxa ayna kaba sii daran tahay marka aad tahay Dhalinyarro oo aadan aqoon sida Cuntada loo kariyo.

Xiddigaha caalamka ee dheela ciyaarta kubadda cagta ayaa waxa ay dhankooda yihiin kuwo ku kala wanagsan dhankaa iyo karinta Cuntadda, waxaana markaan aynu fiirin doonaa Xiddigaha Chelsea Iyo Cunto karinta.

Sida ay kasoo xiganeyno mid kamid ah Waregsyadda sida weyn uga faalooda arimaha Bulshadda ee kasoo baxda wadanka Ingiriiska Ciyaaryahanka ugu wanagsan marka ay timaaddo in Cunto la kariyo ayaa ah Kurt Zouma.

Sida idin kaga muuqata sawirkaan hoos yaala, waxa uu ku jiraa Jiko banaanka taala, waxa uuna karsanayaan Cunto, waxaana sawirkaan laga soo qaaday ka hor inta aysan dheelin Final-ka FA Cap-ka oo ay ka qaaday Arsenal.

Waxaa Qoray: Cabdi Raxmaan Cadaani

Abdi Rahman Adani

My name is Abdi Rahman Jilani Mohamed Adani, I am sport writer and reporter for Laacib.so by Online in Mogadishu, Somalia

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close