Captain kii hore ee kooxda Liverpool Steven Gerrard ayaa loo magacaabay in uu hogaamiyo Liverpool U19

Xiddigii  hore ee Captain kooxda Liverpool hadana ah tababaraha Liverpool U18 ayaa mar kale loo magacaabay in uu hogaamiyo Liverpool U19 tartanka UEFA Youth League U19. kooxda Liverpool ayaa sanadkaani ka qeeb qaadaneysa tartanka Champions League taasoo lamicna ah in kooxda Liverpool U19 iyagana ka qeeb qaadan doonaan tartanka UEFA Youth League.
Liverpool U19 ayaa lacayaari doonaan dhamaan kooxaha Liverpool waaween ka lacayaaraayaan U19 jiradooda oo ah Maribor U19, Sevilla U19 iyo Spartak Moscow U19.
macalin Gerrard ayaa arbacada kulankooda u horeeya lacayaari doonaan kooxda Sevilla U19

Ramzi Yare

My name is Ramzi Yare Abdullahi, I am sports news writer and reporter for Laacib.so by Online in Mogadishu, Somalia

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close