Caqabada Ugu Weyn Uu Wajihi Doono Tababaraha Barca Xagaagan Cusub Oo Lasoo Bandhigay

Sanad ciyaareedka 2017/16 ayaa si rasmi ah ubilawday, waxaana Barca, ay caawa dheeli doontaa kulankeedii ugu horeeyay ee Horyaalka dalka Spain, ee La Liga, iyadoona lasoo calaamadeenayo sheekooyin kala duwan.

Sheekada ugu xiisaha leh ayaa waxay tahay in maamulaha Barca uu xilli ciyaareedkan wajihi doono dhowr caqabadood, oo ay ku saabsan xiddigaha Barca, iyadoona ugu weyn tahay Maareuynta ama maamulka Messi.

Sidoo Kale, caqabada labaad ayaaa waxaa lagu sheegayaa inay tahay in Ninkaan lagu magacaab Ernesto Valverde dhibaato weyn kala kulmi doono inuu uu bed ballo shaxda ay dheesho Blagrana.

Camaaliqada dalka Spain, ayaa waxay haatan Rasmi ah ahaan ulee dahay 4-3-3, iyadoona marar badan la arkay inuu bedallo shaxdiisa, isagoona adeegsanaya mid aananba lagu yaqiin Naadigaan, oo ah 4-2-2.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close