Home » Champions League

Champions League

Goorma la bixinayaa abaal arminta xiddiga ugu fiican Qaarada Yurub?

Xiriirka UEFA ayaa si kama dambeys ah u shaaciyay saddexda xiddig ee ku dagaalami doonta abaal marinta xiddiga ugu fiican qaarada Yurub UEFA Player of the Year. Cristiano Ronaldo (Real Madrid), Lionel Messi (Barcelona) iyo Gianluigi Buffon (Juventus) ayaa isugu soo haray abaal marinta iyadoo uu ugu cad cad yahay laacibka wadanka Portugal. Abaal marinta ayaa waxaa la bixin doonaa ...

Read More »

Marco Asensio oo Khatar weyn ku ah Xiddigaha BBC

Ciyaaryahanka garabka weerarka ah ee  dalka Spain  Marco Asensio ayaa lagu soo waramayaa in uu khatar ku yahay xiddigaha weerarka uga ciyaara kooxda Real Madrid ee BBC xilli ciyaareedka cusub ee 2017-2018. Wargayska ESPN ayaa sheegaya in macalin Zidane uu arko in uu xiddigan xaq u leeyahay in uu ka qayb galo kulamada Real Madrid ee xilli ciyaareedka cusub. laacibka ...

Read More »

Hordhaca: Hoffenheim vs Liverpool

Kooxda kubada cagta Liverpool ayaa ciyaari doonta is reeb-reebka koobka champions league xilli ciyaareedkan kadib markii ay kaalinta 4-aad ku dhamaysteen xilli ciyaareedkii tagay. liverbool oo aan horyaalka si qurux badan ku bilaaban kadib markii ay bar-baro la gashay Naadiga Watford ayaa isha ku haysa in ay gaarto guul caawisa in ay hal lug la sii gasho wareega Group-yada ee ...

Read More »

Hadii Zidane Uu Sameeyo Halkaan Ficil Real Waxay Xagaaga Dambe Ay Qaadi Doonta Champions League

Madaxweynaha Kooxda kubadda cagta Real Madrid ee dalka Spain ayaa wuxuu Zidane uga dhigay inuu kooxda kala diro inta aan la gaarin xagaaga cusub, wuxuuna sheegay in dhankooda ay ka shaqeyn doonaan sidii aysan udhici laheyn. Florentino Perez, Madaxweynaha Los Blancos ayaa wuxuu sheegay in hadii aanan la kala dirin, laacibiinta Madrid ay kooxdaan markeedii seddaxaad udabaal degi doono Koobka ...

Read More »

Sawirro: Xiddigaha Man United Oo Ku Soo Laabatay magalada Manchester Kadib Guuldaradii Super Cup

kooxda manchester united ayaa dib ugu soo laabtay magalada manchester kadib markii ay guuldaro kala soo kulmeen Naadiga Real Madrdi kulan Super cup-ka ah haatana waxa ay haystaan 4 maalmood si ay isugu diyaariyaan kulanka ugu horeeya ee Horyaalka premier league ay la ciyaarayaan kooxda West Ham,laacibiinta man United ayaa soo gaaray madaarka Manchester Airport 9.30 subaxnimo ee saaka xilli ...

Read More »

Imisa Lacag Ah Ayay Heshay Kooxda xalay Ku Guuleesato UEFA Super Cup

Magaalada Skopje ee dalka Macedonia waxaa isaga hor imaaday kooxaha Real Madrid iyo Man United oo dhex yaalo koobka UEFA Super Cup. Hadaba waxaa si rasmi ah loo ogaaday kooxda koobka xalay ku guuleesato lacagta ay heli doonto,Kooxdii xalay guuleesato waxay heshay lacag dhan 4-milyan oo euro ah sidoo kalena waxaa u dheeri ah koobka ay hanatay,kooxda Real Madrid waxay ...

Read More »

OGOW: Waa Tee Kooxda Ugu Badan Ee Hanatay Koobkii Ay Qaaday Real, Halkeese Kaga Jirtaa Barca?

Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa waxay xalay udabaal degtay inay ku guuleysatay Koobka Super, kadib markii ay 2-1 kusoo daartay Naadiga ugu guulaha badan dalka Ingiriiska, ee Manchester United. Koobkaan ayaa waxaa dheela Naadiyadda kusoo kala guuleysta Koobabka Champions League iyo Europe League, kuwaasoo ay dheelaan Kooxaha waa weyn ee horyaaladda Yurub, oo ay ugu tun weynyihiin Real iyo ...

Read More »

WAR DEG DEG AH: Real Madrid Oo Koobka Super Cup Ka Qaaday Manchester United, Imisa Gool?

Kulankii xiisaha lahaa ee udhaxeeyay Kooxaha Real Madrid iyo Manchester United ee ka ahaa finalka Koobka Super Cup-ka ayaa soo gaba gaboobay iyadoona natiijadda ay dhinac udhacday. Kulanka ayaa wuxuu ahaa mid aad uxiiso badan, wuxuuna ka dhacayay dalka Macedonia, iyadoona goolka furitaanka uu dhaliyay Xiddiga Casamiro, uu yimid daqiiqadii 29-aad ee ciyaarta. Qeybtii koowaad ee ciyaarta ayaa kusoo gaba ...

Read More »

MUUQAAL: United Oo Hal Gool Iska Soo Celisay Xilli Uu Lukaku Gool Aan Caadi Aheyn Dhaliyay, Daawo

Waxaa haatan soconaya kulan xiiso leh, kaasoo udhaxeeya Kooxaha Real Madrid iyo Manchester United, islamarkaana ah finalka Koonka Super Cup-ka, iyadoona ay soconeyso qeybtii koowaad ee ciyaarta. Kulanka ayaa waxaa diiqaddii 30-aad gool ugu shubau Naadiga Manchester United xiddiga khadka dhexe kaga dheeala Los Blanco see Casemiro, iyadoona uu ahaa mid ay si weyn uga soo shaqeeyeen Daafacyadda Madrid. Hadda, ...

Read More »

MAQAAL: Miyuu CR7 Doonayaa Inuu Gool Ka Dhaliyo Ama Uu Dhulka La Simo United Kulanka Caawa?

Xiddiga Kooxda kubadda cagta Real Madrid, iyo xula qaranka kubada cagta Portugal ee Cristiano Ronaldo, ayaa waxaa lagu soo waramayaa inuu diyaar uyahay inuu guto waajibka shaqaalonimo ee Boqoradda Spain ee Madrid, Wuxuu caawa ka hor imaan doonaa kooxdiisii hore ee Manchester United, isagoona aanan ujixin jixi doonin, haddii ku hello Fursad, gool loo filan karro, uuna ciqaabi doono Naadigii ...

Read More »