Home » England

England

Antoine Griezmann Oo Markale Ay La Saxiixan Karto Manchester United,Sidee?

Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa laga ogaanayaa in ay usii dhowaaneyso saxiixa laacibka Atletico Madrid ee weerarka ka dheela Antoine Griezmann. Laacibka dalka France ayaa ah dooqa koobaad ee macallin Jose Mourinho waxayna sheegeysaa kooxda Old Trafford in hadda ay jirto fursad si sahal ah ay ugu heli karaan isaga, sida ay warineyso Manchester Evening News . Griezmann waxaa ...

Read More »

Granit Xhaka Oo Jawaab Kulul U Celiyey Qoraayaasha Wargeysyadda England,Muxuu Yiri?

Kooxda xaalkeedu liito ee Arsenal wiilka booska dhexe kaga ciyaara ee dalka Switzerland u dhashay Granit Xhaka ayaa ka hadlay dhaliilaha xoogan dhawaanahaan kaga imaanayey warbaahinta ciyaaraha dalka  England, kuwaasoo ku tilmaamay inuu u muuqdo mid “Nacas Ah” laacibkaan. Jaraa’idka ciyaaraha ka faalooda ee Engaland waa kuwa ugu badan ee laacibkaan weerarka ku qaaday waxayna in badan isbar bar dhig ...

Read More »

Neymar JR Oo Barcelona Kala Shaqeenaya Sidii Ay Ku Heli Laheyd Philippe Coutinho Kadib Markii…

Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa weli wada caashaqa ay u qabto laacibka booska dhexe weerarka kaga ciyaara naadiga dalka ingiriiska ee Liverpool iyo xulka Brazil ee Philippe Coutinho, waxaana y weli direysaa wakiilo soo xaliya dalabka camaaliqada, hase ahaatee waxaa caawinaad ay ka heleesaa markaan weerar yahanka Barcelona ee Neymar JR  oo ka dhaadhicinaya wiilka ay isku dalka yihiin inuu ...

Read More »

Alex Ferguson Oo Talo Muhiim Ah Siinaya Man United, Waa Maxay Talada?

sir alex ferguson

Rugcadaagi hore ee Manchester United Sir Alex Ferguson ayaa ka walaacsan hab cayeereedka waayadan ee kooxda Manchester united. Sir Alex Ferguson ayaa sheegay in Red Devils’ ay aad uga fogtahay hab ciyaareedkii looga bartay ee sanidihi hore, waxaana uu rajo aan wanaagsaneyn kamuujiyay in  Manchester United ay xili ciyaareedka dambe iman karto tartan yurub ee UEFA Champions League. Macalinkan qabiirka ...

Read More »

Inter Milan Albaabka Usoo Istaagtay Alexis Sanchez Kadib Niyad Jabka Arsenal Ee…..

Kooxda Inter Milan ayaa lagu soo waramayaa in ay wadahadalo hor dhaca ah la qaadatay kooxda Arsenal si ay uga hesho xiddiga baxsadka ka ah ee Alexis Sanchez marka uu suuqa kala iibsigu furmo xagaaga. Warsidaha talyaaniga laga leeyahay ee  Calcio Mercato ayaa sheegaya in kooxda Reer Italy doonayso in ay ka faa,iidaysato xaalada adag ee ay ku jirto kooxda ...

Read More »

Manchester City Oo Horkaceysa Dagaalka AC Milan, Roma,Juventus, Liverpool iyo Arsenal Ee Kolašinac

Sida ay daabacayaan wararka jaraa’idka  ciyaaraha dalka ingiriiska khamiista manta ah kooxda kubadda cagta Manchester City ayaa sii dhameystireysa saxiixa ay ku dooneyso ugu horeeya xili ciyaareedka soo aadan 2017 – 2018 inay isku soo muujiso, iyadoo haatan ku dhaw soo qaadashada xiddiga daafaca kaga ciyaara naadiga  Schalke ee  Sead Kolašinac. Tababare Pep Guardiola ayaa wuxuu kala hadlay maamulka kooxda ...

Read More »

Arsenal Oo Heshay Badalkii Mesut Ozil Soona Qaadaneysa Dhamaadka Xili Ciyaareedkan, Waa Kuma?

Shaqsiyaadka sare naadiga kubadda cagta Arsenal waxay markaan abaabulayaan aragti kale si kooxda wax looga badalo , waxaana  ay bilaabeen in suuqa ay ka sii raadsadaan badalada xidigaha ugu muhiimsan safka kooxdooda ee Alexis Sanchez iyo Mesut Ozil, waxayna aad u dalbadeen lacago dheeraad ah oo mushaaraadkooda loogu darro si ay u saxiixaan heshiis cusub oo ay ku sii joogayaan ...

Read More »

Gabriel Jesus Oo Hadal Cajiib Ah Ka Sheegay Tababare Pep Guardiola,Muxuu Yiri?

Laacibka weerarka kaga ciyaara Manchester City ee Gabriel Jesus ayaa ka hadlay sida uu ula dhacsan yahay shaqada tababarihiisa cusub ee Pep Guardiola, iyo doorka weyn uu durbaba kaga ciyaaray xili ciyaareedkiisii ugu horeeyay ee horyaalka Premier League. Xiddiga reer Brazil Gabriel Jesus ayaa heshiiska uu haatan ku joogo kooxda Manchester City waxaa si rasmi ah loo dhameystiray xili ciyaareedka ...

Read More »

Kabtankii Liverpool Ronnie Moran Oo Geeriyooday Isagoo Jira 83-Sano

Xasuusta waxaa uu sameeyey 379 ciyaarood isagoo xiran maaliyadda naadiga Liverpool sanadihii 1952 ilaa iyo 1966 , waxaana uu ahaa mid kamida shaqaalihii ugu waqtiga dheeraa inaa iyo markii uu ka fariistay ciyaaraha kooxda sanadkii 1998. Waxa uu ku biiray qeybta maamulka tababarka kooxda  sanadkii 1966,waxaana uu si wacan ula shaqeeyey kooxda kadib markii uu shaqada isaga tagay tabbare Kenny ...

Read More »

Wijnaldum Oo Laga Saaray Safka Ciyaaraha Xulka Holland,Sabab?

Laacibka booska dhexe kooxda  Liverpool iyo xulka Holland Georginio Wijnaldum ayaa lagu soo waramayaa in lagu qasbay aalmiitada qaranka inuu iskaga baxo kadib markii uu dhaawac soo gaaray xidigaan. 26-sano jirkaan ayaa iskaga baxay is diyaarinta qarankiisa kadib dhaawac kasoo gaaray madaxa. Inkastoo aanan wali la cadeeyn dhaawaca xidigaan heerka uu la egyahay. Wijnaldum ayaa qoraal ahaan usoo dhigay bogiisa ...

Read More »