Home » EURO 2016

EURO 2016

Lionel messi oo 30-jirsaday una dabaaldagay.

Lionel Messi u dabbaal degaya 30-jirsigiisa, waxaa la aaminsanyahay in uu ka mid yahay dadka kubbadda cagta u gaarka ah waligeedba laacib ahaandona laacibka reer portugal ee Deco ayaa baxay, Messi ayaa soo galay marki ugu horayse uu messi  kuba cagta  uu safto kulan caalami ah Xidiga lagu beddelay Messi si uu usameeyo safashadiisii koobaad ee Barcelona wuxuu ahaa halyeygii ...

Read More »

Hordhaca: Portugal Vs Mexico

Waxaa maalintii labaad kalaya tartaka Confederatins Cup ee ka socda Russia. Xalay ayaa lagu daah furay dalka lagu wado in la qabto koobka aduunka 2018 . Caawa waxaa dhici doona laba kulan waxaana ku jira midka ay wada ciyaari doonaan Portugal oo ah horyaalka Europe iyo Mexico oo waqyooyiga America soo qaaday koobkeedii. SAFAFKA macquulka ah labadaba Portugal:(4-3-3) Rui Patricio ...

Read More »

Dani Alves Oo Ku Dhow Inuu Jibiyo Rikoor Ay Horey Usameeyeen Ryan Giggs & Maxwell

Daafaca Dambeedka buuxa ee Kooxda kubadda cagta Juventus ee wadanka Talyaaniga Dani Alves ayaa waxa uu ku dhow yahay inuu Jibiyo Rikoor ay horey usameeyaan Xiddigaha kala ah Ryan Giggs & Maxwell. Rikoorkaan ayaa waxa uu yahay in Labadaan ciyaaryahan ay ku guuleysteen Koobabkii ugu badnee ee, uu ku guuleysto Ciyaaryahan, waxaana ay Laacibiintaan ay ku guuleysteen 36 Koobab dhaman ...

Read More »

Mourinho Oo La ‘Kashifay’ Hal Arin Oo Qardoosi Aheyd Uu Xalay Ka Sameeyay Final Europa League

Jose Mourinho ayaa waxa uu xalay ku guuleystay Koobka Europa League-ga kadib markii ay 2-0 kusoo daareen Kooxda Ajax ciyaar ka dhacday garoonka Friends Arana ee Magaalada Stockholm ee wadanka Ingiriiska. Kadib markii ay ay ciyaata soo dhamaatay islamarkaana ay United ku guuleystay Koobka ayaa waxaa Xiddigaha Red Devils waxaa y bilaabeen inay dabaal dagaan, waxaana garoonka oo dhan qabsaday ...

Read More »

Pogba waxa uu ku guulaystay 6 Xilli Ciyaareed Gudahood 10 Koob Kula duwan.

Man United ayaa xalay ku guuleystay Europa League markii ugu horeysya taariikhooda waxa ayna laba gool uga qaadeen Naadiga Ajax. Goolashaas waxaa kala saxiixay Pogba iyo Henrik Mkhitaryan waxa ayna dhasheen daqiiqadihii 18 iyo 48-aad ee qeybtii dambe ciyaarta . wargeyska sky news ayaa sheegaya in Pogba u tahay koobkiisii 10-aad ee uu qadkaan dhexe qaaday muddo 6 xilli ciyaareed ...

Read More »

Ander Herrera Uefa oo abaalmarisay kulankii xalay

UEAF ayaa go’aansatay Herrera inuu ahaa xidigii ugu fiicnaa kulankii xalay ee Finaalka kaas oo Manchester 2:0 ay kaga adkaatay Ajax kama dambeyska tartanka Europa League. laacibka u, dhashay dalka Spain khadka dhaxana ugu ciyaara kooxda man united ayaa si cajiib ah ugu soo baxay khadka dhaxe kubada joojinta ee kooxda kulankii xalayto. waxa uu ahaa shaqi si xoogan u ...

Read More »

Mourinho Oo Rikoor Cusub Loo Diiwaan Gilliyay, Kadib Guushii Xalay Ee Ajax

Jose Mourinho ayaa waxa uu noqday Tababarihii ugu horeeyay eek u guuleystay Labadoodaba Koobka Europa League iyo Champions League, kadib markii ay Manchester United ay garaacday Finalka Europa League Ajax. Goolal yimaaday labada qeybood ee ciyaarta ayna dhaliyeen Paul Pogba iyo Henrikh Mkhitaryan ayaa guul 2-0, waxa ay kusoo qaateen garoonka Friends Arena ee Magaalada Stockholm, waxa ayna United xaqiijisatay ...

Read More »

Final-ka Europe League: Man Utd Oo Garaacday Ajax + Sawiro

Kooxda Kubadda Cagta Manchester United ayaa waxaa y ku guuleystay Koobka Labaad ee ugu xiisaha badan qaaradda Yurub ee  Europe League-ga, kadib ciyaar hal dhinac ka socotay oo ka dhacday Wadanka Sweden. United ayaa waxa ay kusoo daartay kooxdaan 2-0, oo ay goolasha kaga mahadcelineyso Xiddigaheeda kala Paul Pogba iyo Mkhitaryan, kuwaas oo dhaliyay labada gool oo ay ku adkaatay ...

Read More »

RASMI: Xiddigaha Garoonka Usoo Gali Doonta Kooxaha United Iyo Ajax Oo Lagu Dhawaaqay

Kooxda rasmiga ah ee ka kooban 11-ka ciyaaryahan ee garoonka usoo gali doonta kooxaha Manchester United iyo Ajax ayaa lagu dhawaaqay, waxaa ayna tahay shaxda labada kooxood, sida soo socota:- Shaxda kooxda United-ka The #MUFC team for the #UELfinal… pic.twitter.com/nUo3JZ1tpO — Manchester United (@ManUtd) May 24, 2017 Kooxda Garoonka Usoo Gali Doonta Ajax Our line-up! Come on boys! ❌ ❌ ...

Read More »

FIIRSO: Sawiradii Ugu Cajiibsanaa Ee Laga Soo Qaaday Taageerayaasha Ka Hor Kulanka United Iyo Ajax

Kooxaha United Iyo Ajax ayaa saacado kadib kulankoodii ka tirsanaa Final-ka koobka Europe League-ga, waxa uu ka bilaan doonaa Magaalada caasimada ah ee Stockholm ee wadanka Sweden, waxa aana kusoo Gudbineynaa Sawiradii ugu cajiibsanaa ee laga soo qaaday Taageerayaasha ka hor Kulankaan. Waxaa Qoray: Cabdi Raxmaan Cadaani

Read More »