Home » Falanqeynta

Falanqeynta

DAAWO Real Madrid oo ku ciil baxday Deportive La Coruna

Laacib.so : Kulankii xiisaha badnaa ee Kooxda Real Madrid iyo Deportive u dhexeeyay ayaa guul raaxo leh gaartay Real Madrid kadib markii kooxda Deportivo La Coruna kulan ka tirsanaa horyaalka La Liga todobaadkiisii 34-aad ay wada ciyaareen,Ciyaartaas ayaa ku bilowday mid ay Real Madrid doonayso in ay iska soo maydho ceebtii Classico-da iyada oo isla daqiiqadihii ugu horeeyayba bilowday weerarka ...

Read More »

Macalin José Mourinho saadalin ka bixiyay Kulanka Adag Man United iyo Man City

Manchester City ayaa ugu cadcad ineey garaacdo Manchester United Kana qeyb noqoto afarta naadi ee ugu sareysa horyaalka Maadaama ay yurub ka maqanyihiin Sidaasi waxaa laga hayaaChampions League labadda naadi ee rajada weyn ka leh City iyo United ayaa wada ciyaari doono kulanka looyaqaan Manchester derby. iyadoo habeenka khamiista fooda is dari doonaan jose iyo pep. City ayaa haatan dul ...

Read More »

Dani Carvajal Oo Si Aan Caadi Aheyn Ula Hadlay kulankii El-Clasico Luis Suarez.

Sheekada uu qof walba la socon ayaa aheyd in dhamaadkii El-Clasico ay xurguf yar dhexmartay daafaca naadiga Real Madrid Dani Carvajal iyo ciyaaryahnka Barcelona Luis Suarez inkastoo uu soo kala dhex galay Ivan Rakitic. Si kastaba kaamirooyinka ayaa soo qabtay muuqaalada xun ee dhexmaray labadaan xidig ee doorka muhiimka ah ka wada qaatay kulanka El-Clasico, waxaana lasoo ogaaday hadalada uu ...

Read More »

FA ga oo ku dhawaaqayTaageereyasha Koox walba usoo geli doonta WembleyFinalka FA Cupka

Xiriirka kubada Cagta dalka England FA ayaa shaaca ka qaaday in kooxaha isugu soo baxay Finalka koobka FA ee kala ah Chelsea iyo Arsenal ay heli doonaan tiro isla eg oo ah Tigidhada lagu daawan doono Cayaarta Finalka ah ee ay dheeli doonaan finalkiisa fA CUPka ladheelidona 27 bisha May 2017. FA ga dalka England ayaa sheegay in naadi waliba ...

Read More »

Muxuu Noqday Ganaaxa Sergio Ramos kadib kulankii El Clasico Roosihii uu qaatay?

Gudiga anshaxa ee Maamulka Horyaalka spain ayaa war ka soo Saaray waxa laga yeelayo Roosihii uu qaatay daafaca Real Madrid ee Segio Ramos kaas oo qalad Cadaan ah ku sameeyey Cayaaryahanka reer argentina ee Lionel Messi. kabtanka Real Madrid ee Sergio Ramos ayaa laga sugayey Waxa ay ka yeelayaan Guduga Anshaxa La Liga ayaa lacadeeyey in uu hal kulan ka ...

Read More »

Daadir Amiin oo Dhawaciisa dibada looqadayo wadankee?

Daadir Amiin Cali (Daada) oo dhaawaciisa lagu soo daweyn doona dalka India,Kabtanka kooxda Banaadir Sports Club Daadir Aamiin Cali Daada ayaa dhaawaciisa waxaa lagu soo dabiibi doona dalka India kadib markii uu soo laa laabtay xanuunka xidigaani uu ka sheeganayo dhanka jilibka,oo ay wax ka qaban waayen dhaqaatirka somaliyeed. Laacibkani ayaa uu dhaawacani soo gaaray intii lagu jiray diyaar garowgii ...

Read More »

HORDHAC: Bayern Munich Vs. Borussia Dortmund,Waa Dagaalka Germany

Horyaalka jarmalka ayaa kamida horyaaladda ugu xamaasadda badan qaaradda yurub iyadoo ay ka dhisan yihiin kooxaha ugu taageerada badan,Waxaana  caawa fooda is dari doona  Bayern Munich iyo Borussia Dortmund kulan ka tirsan afar dhamaadka DB Pokal-ka. Labadan kooxood ayaa markii lixaad oo xiriir ah isku arkaya tartankan mar walbana waa ciyaar xamaasadeysan. OGEYSIISKA KULLANKa: Kulanka: Munich vs Dortumand Gegida: Allianz ...

Read More »

Arsenal vs Leicester City: Ogow Wax Walba oo Ku Saabsan Kulanka Adag Ee Magaalada London

Naadiga kubadda cagta Arsenal ayaa garoonkeeda Emirates ku soo dhowayn doonta kooxda Leiceter city kulan ka tirsan horyaalka Premier league kulan baaqi ka ah todobaadkii 28-aad. Kooxda waqooyiga ayaa isha ku haysa in ay gaarto guul muhiim ah oo ka caawisa in ay gaarto guusheedii 2-aad oo xiriir ah kadib markii ay kooxdu guulo xiriir ah ku fashilantay in ay ...

Read More »

Edinson Cavani oo heshiis cusub usaxiixay kooxdiisa PSG

LAACIB.SO : Weeraryahanka u dhashay wadanka Uruguay ima ciyaara haatan kooxda Paris Saint-German ee ka dhisan dalka France ninka lagu magacaabo Edinson Cavani ayaa heshiis cusub oo saddex sanadood ah u saxiixay PSG, kaasoo kooxda ku sii hayn doona ilaa bisha June sanadka 2020-ka laga gaaraayo. Ciyaaryahankaan Cavani ayaa ilaa iyo hadda horyaalka xilli ciyaareedkan dheelay 32 kulan, waxaana uu ...

Read More »

Xulka Soomaaliya: Afar ciyaaryahan oo dib ugu soo noqonaya wadanka Soomaaliya waa kuwee Ciyaaryahannada?

Laacib.so: Waxaa soo ifbaxaya muran badan oo u dhexeeya ciyaartooy is faham waa kala kulmay macalinka xulka qaranka Soomaaliya, arintaan ayaa Warar lagu kalsoonyahay oo lagav helaayo Jabuuti ayaa waxaa ay xaqiijinayaan in qaar kamid ah xiddigaha xulka qaranka dalkeena Soomaaliya Maanta dib loogu soo celin doono caasimada Muqdisho kadib iyaga oo aan raaci doonin xulka Koonfurta Suudaan aadi doona ...

Read More »