Home » France

France

Arsenal oo seegtay Tartanka Champions League markii ugu horreysay muddo 20 sanno ah.

Kooxda Arsenal ayaa seegtay ka qeybgalka tartanka UEFA Champions League markii ugu horreysay muddo 22 sanno ah, iyadoo ku dhammeysatay kaalinta shanaad ee kala sarreynta horyaalka Ingiriiska,inkastoo ay guul 3-1 ah ka gaartay Naadiga Everton ciyaartii ugu dambeysay xilli ciyaareedkaan 2016 illaa 2017 ee horyaalka Premier League Arsenal ayaa ciyaartaan hogaanka u qabatay daqiiqadii 8aad, waxaana hogaanka u dhiibay daafaceeda ...

Read More »

kooxda Real Madrid oo laga soo diiday dalab €120 million oo ay Mbappe ee ku donayse

kooxda Real Madrid oo laga soo diiday dalab €120 million oo ay Mbappe ku donayse Sida uu daabacay wargeyska dalka spain kazoo baxa ee ESPN, kooxda reer Farance ee AS Monaco ayaa diiday dalabkii ugu qaalisan dunida oo ay Real Madrid kasoo gudbisay Kylian Mbappe. Wargeyska dalka spain ESPN ayaa sheegay in lacagta Los Blancos laga diiday ay aheyd €120 ...

Read More »

N’Golo Kante Oo Bilad Kale Ku Guulestay Isagoona Sameeyay Rikoor Cusub.

Laacibka qadka dhexe ee kooxda Chelsea N’Golo Kante ayaa ku guuleeystay abaalmarin kale kadib markiiloo magacaabay ama loo dooray ciyaaryahanka ugu wanaagsan ee Primer League. Abaalamrintaan waxaa loo yaqanaa EA Sports Premier League Player of the Year, waxaana uu horey ugu guuleeystay abaalmarino kale oo ay kamid tahay FWA Player of the Year, and French Player of the Year. N’Golo ...

Read More »

Paul Pogba oo kabahiisa iska soo iloobay tababarkii maanta, xerada kabo nuucee ah ku joogay.?

Paul Pogba ayaa tababarka kusoo laabtay markii ugu horeysay tan iyo jimcahii hore markaas oo loo sheegay geerida aabahiis, balse nasiib xumo kabahiisii ayuu iska soo iloobay. Paul Pogba labadii kulan ee ugu dambeysay kooxdiisa wuu maqnaa isagoo seegay ciyaartii ay guuldarada kala kulmeen Tottenham iyo kulankii barbaraha ku idlaaday ee Southampton, balse wuxuu fursad u heystaa inuu wajaho Crystal ...

Read More »

Guardiola Oo Qorsheenaya Inuu £80m Kula Soo Wareego Labo Xiddig – Waa Kuwee?

Pep Guardiola, waa macalin kooxood oo udhashay wadanka Spain, waxa uu kasoo jeedaa Gobolka gooni isku taaga ah ee Catalan-ka, waxa uuna Tababare usoo noqday kooxo badan oo ay kamid yihiin Beyer Iyo Barca. Dhanka Kale, Pep Guardiola, Tababaraha Kooxda Manchester City ee wadanka Ingiriiska ka dheesha ayaa waxa uu qorsheenayaa inuu dalab waali ah ka gudbiyo labo xiddig oo ...

Read More »

AKHRISO: Kulumadda Caawa Iyo Galabta Laga Ciyaari Doono Horyaaladda Waa Weyn Ee Yurub

Waxa aan kusoo gudbineynaa qaar kamid ah kulumadda laga ciyaari doono caawa iyo Galabta Horyaaladda waa weyn ee qaaradda Yurub, iyadoona maanta aaan la dheeli doonin Horyaalka wadanka Ingiriiska ee Premier League. German Bundesliga France League 1 Italian Sarie A Spanish La Liga Waxaa Qoray: Cabdi Raxmaan Cadaani

Read More »

Chelsea Oo Ku Cadaadin Doonta Monaco Si Ay Ugala Soo Wareego Xiddig Muhiim Ah – Waa Kuma?

Chelsea waa mid ka mid ah Kooxaha ugu qubadda weyn dhanka ciyaaraha ee wadanka Britain, waxa ayna Tirro dhowr ah ay xaqiijisay inay ku guuleysatay Horyaalka PL, hadana waa Kooxda hanatay xagagaan. Dhanka Kale, kooxdaan ayaa waxaa ay dhigeeda wadanka Faransiiska ee Monaco, ay ku cadaadineysaa in ay ka iibiso mid ka mid ah Xiddigaheeda ugu muhiimsan kooxda, una suura ...

Read More »

Tababare Zidane Oo Farriin Niyad Dhis been Ah U Diray Kooxda Barcelona

Macalin Zidane ayaa hoosta ka xariiqay in kooxdiisa Real madrid aysan weli ku guueleysan horyaalka inkastoo xalay ay afar iyo hal uga badiyeen kooxda Celta Vigo, Kulankaas ay martida ku ahaayeen ayaa Realmadrid u ahaa mid horay ugu baaqday waxaana laba ka mid ah goolashaas saxiixay c.Ronaldo ,mid Benzemaah iyo Kroos Weli horyaalka kuma aynu guuleysan waayo wali kulan ayaa ...

Read More »

AS Monaco oo horyaalka faransiiska ku guuleysatay 2016-2017

Kooxda As Monaco ayaa hanatay horyalka dalka faransiiska Ligue 1 kadib amrki ay xalay 2-0 kaga adkaatay kooxda Saint-Etienne. Kooxda Monaco ayaa goolasha uga mahad celineysa da’yarkeeda Kylian Mbappe Lottin kasoo sanadkan ahaa laf dhabarka guusha tariikhiga ay gartay iyo Valere Germain. kooxda Monaco ayaa iminka leh 92 iyadoo 6 dhibcood ka sareysa kooxda Paris Sain Germain oo horyaalka daafanceysay ...

Read More »

United Oo Diirada Saareysa Helitaanka Bernardo Silva – Qandaraaskiisa Imisaa Lagu Bur Burinkaraa?

Kooxda Kubadda Cagta Manchester United ayaa waxa ay dooneysaa in ay lasoo wareegto Laacibka Khadka dhexe ee kooxda Monaco iyo Xulka qaranka Portugal, wiilka lagu magacaabo Bernardo Silva. 22-sano jirkaan ayaa waxa uu kamid yahay Jiilka cusub ee usoo koryaya in ay Caalamka kubadda cagta ay ka bedalaan Xiddigaha ay da’da ka tabatimid, kuwaas oo haatan Mustaqbalkoodu uu gabaabsi yahay. ...

Read More »