Home » Germany

Germany

HORDHAC: Bayern Munich Vs. Borussia Dortmund,Waa Dagaalka Germany

Horyaalka jarmalka ayaa kamida horyaaladda ugu xamaasadda badan qaaradda yurub iyadoo ay ka dhisan yihiin kooxaha ugu taageerada badan,Waxaana  caawa fooda is dari doona  Bayern Munich iyo Borussia Dortmund kulan ka tirsan afar dhamaadka DB Pokal-ka. Labadan kooxood ayaa markii lixaad oo xiriir ah isku arkaya tartankan mar walbana waa ciyaar xamaasadeysan. OGEYSIISKA KULLANKa: Kulanka: Munich vs Dortumand Gegida: Allianz ...

Read More »

Nuri Sahin Oo Loo Diidan Yahay Inuu ISka Siibo Maaliyadda Dortmund,Muxuu Sameeyey?

Naadiga kubadda cagta ee horyaalka germany ee Dortmund ayaa laga ogaanayaa inay dajineyso xaalka wiilka weerarka dhexe ahna kabtanka ee Nuri Sahin,iyadoo s hishiis cusub ku abaal marin doonta si uu usii joogo naadiga sanado kale. Qandaraaska laacibkaan ayaa noqonaya mid dheer ,waxaana wiilka reer Turki ayaa gaaraya illaa iyo xagaaga 2019-ka, isagoo meesha ka saaraya inuu tago. Laacibkaan dib ...

Read More »

AQRISO: Kullamada Galabta Iyo Caawa Ka Dhici Doona Yurub Iyo Saacadaha La Daawan Doono

Ciyaaro xiiso badan ayaa manta ilaa caawa ka dhici doona qaar ka tirsan Horyaalka England, La Liga iyo koobka hoose ee Germany DFB cup ayaa Caawa ka dhacaya dalalka tartamadaas laga ciyaaro. Horyaalka England kooxda Chelsea ayaa soo dhoweyn doonta dhiggeeda Southampton, Iyadoo ay ciyaar xiiso badan oo dhanka horyaalka ah wada qaadanayaan labadaan kooxood. Kooxda Atletico Madrid ayaa soo ...

Read More »

Bayern Munich Oo Dooneysa In Arsenal Oo Kasoo Afduubato Laacib Muhiim Ah

Naadiga ka dheesha Horyaalka Heerka Koowaad ee wadanka Jarmalka ee Bayern Munich, ayaa dooneysa in kooxda Arsenal ay kasoo afduubato Laacibkeeda Alexis Sanchez, sida ay qorayaan Wargeysyadda Jarmalka. Kooxdaan ayaa lagu maramayaa in ay ay dooneyso in ay ka faa’ideysato qandaraaska xiddigaan oo sii dhama, waxa ayna ku dooneysa in ay ku hesho adeega madaalahaan udheela Arsenal aduun lacageed dhan ...

Read More »

Ronaldo Oo Weeraryahan Xariif Ku Ah Gool Dhalinta Ka Dalbaday In Kusoo Biiro Madrid

Weeraryahanka Xulka Qaranka Caalamiga ah ee Portugal iyo Kooxda Camaaliqadda Real Madrid Cristiano Ronaldo ayaa ka dalbaday Xiddiga Kooxda Bayer Robert Lewandowski, in uu kusoo biiro Madrid. Cristiano Ronaldo ayaa shaaca ka qaaday in uu jeclaan lahaa in uu ku arko garoonka Kooxda Madrid, weeraryahankaan Jooga, dheer islamarkaana aadka xariifka ugu ah soo taabashadda Shabaqa. Waxa uu Cristiano Ronaldo usheegay ...

Read More »

AQRISO: Kullamada Galabta Iyo Caawa Ka Dhici Doona Yurub Iyo Saacadaha La Daawan Doono

Ciyaaro xiiso badan kana tirsan horyaallada waaweyn ee Yurub iyo koobka FA cup ayaa maanta ilaa caawa ka dhacaya dalalka England, France, Germany, Spain iyo Italy. Ciyaaraha ugu xiisaha badan waxaa ka mid ah, kulanka FA Cup ay ku kulmayaan Arsenal iyo Man City oo wareegga 4-ta isku fara-saari doona garoonka Wembley, horyaalkana Burnley ayaa soo dhoweyneysa Man Utd, halka ...

Read More »

AQRISO: Kullamada Galabta Iyo Caawa Ka Dhici Doona Yurub Iyo Saacadaha La Daawan Doono

Waxaa maanta ila caawa lagu balan san yahay ciyaaro xiiso badan kana dhici doona garoomada qaarada yurub gaar ahaan 5-ta horyaal ee ugu xiisaha badan qaaradda yurub. Nadiyada Blueska ayaa la ciyaari doonta dhigeeda spurska, halka si lamida la ciyaari doono kulamo xiiso badan oo premier leaguega England ah. England – Premier League 5:00 : AFC Bournemouth  VS  Middlesbrough 5:00 ...

Read More »

Barcelona Oo Xiddigaha Ugu Badan Ku Leh, Liiska Ciyaartoyda Ugu Xumeedka Toddobaadkan

Waxaa lasoo saaray liiska ciyaartoyda ugu xumeed toddobaadkaan, kulumadii ugu dambeeyay ee laga dheelay tartanka Horyaalka Yurub ee Champions League, iyadoo kooxo waa weyn garka leysku galliyay. Laacibiin uu kamid yahay Messi, Suarez, Mancherano, Mathieu iyo Pique, ayaa kamid Liiska Xiddigaha ugu Xun Isbuucaan kulumadii laga dheelay Tartanka Horyaalka Yurub oo sidoo kale loo yaqaan Dhaga-weyne. Sidoo Kale, Kooxda reer ...

Read More »

Hordhaca: AS Monaco v Borussia Dortmund Ee Champions league

Borussia Dortmund ayaa wajihi doonta tijaabo adag oo ay uga soo laabaneyso natiijadii aheyd 3-2 khasaaro ah oo ay kala kulantay French kooxda ka socota ee Monaco waxayna ilaashan doontaa booskeeda Champions League haddii ay guul ka badan 1-0 haarto kooxda Germany ka socota oo la tacaaleysa in ay kasoo kabato dhibaatada qaraxii gaarigooda lala beegsaday. Borussia Dortmund waxay noqoneysaa ...

Read More »

C.ronaldo oo macalinkiisa Zidane kadalbaday arrin muhiim ah…

Sida uu daabacay wargeyska sportska ah ka soo baxa dalka spain, ronaldo ayaa Tababarahiisa Zidane ka dalbaday in marwalbo uu ciyaarsiiyo Toni Kroos. Naadiga Real Madrid ayaa Sabtidii lasoo dhaafay markale tallaabo u qaaday ku guuleeysiga Horyaalka LA liga, markii ay 3-2 uga adkaatay Kooxda Sporting Gijon. Real Madrid ayaa sidoo kale jaanis u haysata ineey difaacato Koobka Champion League, ...

Read More »