Home » Italy

Italy

Hogaamiyaha Kuuriyadda Waqooyi Kim Jong-Un Horyaalkee Ayuu Taageere Uyahay?

Antonio Razzi, oo ah senator ka tirsan Senotor-da wadanka Talyaaniga ayaa sheegay in Hogaamiyaha sarre ee Kuuriyadda Woqooyi Kim Jong-Un uu taageero sarre uyahay Horyaalka Wadanka Talyaaniga. 18-sano jir ka dheela Horyaalka Serie A oo kasoo jeeda wadanka Kuuriyada Woqooyi ayaa waxa uu haatan ka dheelaa Horyaalkan, waxa uuna yahay Xiddigii ugu horeeyay ee kasoo jeeda dalkaas kana dheela Serie ...

Read More »

Iska Ilaaw Juventus & Inter: Verratti Oo Taageere U Noqonaya Messi,Sidee?

Marco Verratti laacibka booska dhexe uga ciyaara naadiga  PSG ayaa waayadaan shaki lagalinaayey mustaqbalkiisa kooxda marka uu dhamaado ollaha hadda socdaa,iyadoo ay xiiso badan u hayaan qaar kamida kooxaha ugu waaweyn qaaradda. Qandaraaska uu haatan kula joogo kooxdiisa waxa uu yahay mid dheer kaasoo ku ekaan doona ilaa sanadka 2021,laakiinwaxaa wiilka reer talyaani aay u xiiseenaya quwado kale oo isla ...

Read More »

“Chelsea & Man Utd Waa Kooxo Waalan,Ani Uma Qalmo £84M” Yaa Yiri?

Mid kamida magacyada ugu shidan xagaagan waxa uu yaalaa suuqa kala iibsiga ciyaartooyda Italy sida waxaa baahinaya TV-ya dalkaasi,weerar yahanka kooxda Torino ee Andrea Belotti ayaa ah laacib si waali ah loo xiiseenaayo xilligaan, waxaana isku haya kooxaha ugu waaweyn horyaalka England. Warsidaha “Mediaset” ayaa daabacay xan ah in £84M oo lacag ah haatan laga yaabo inuu laacibkaan ugu dhaqaadi ...

Read More »

Ac Milan Oo Maareeye Badbaadiya Loo Magacaabay,Waa Kuma?

Milan ayaa ku jira waayaheeda is abaabulka iyadoo kooxda reer talyaani ay la wareegeen saamigeeda ugu badan qoys lacago badan kana soo jeeda dalka shiinaha,ayaa hadda waxaa Christian Panucci uu noqday maareeye kooxeedka AC Milan, kaasoo dhawaan la magacaabay si uu iskugu xiro maamulka sare iyo kooxda oo la doonayo in dib u dhis lagu sameeyo. Kooxda ayaa waxaa 13-kii ...

Read More »

Qaar Kamida Ciyaartooyda Juventus Oo Weerar Afka Ah Ku Qaaday Paul Pogba,MAxay Dhaheen?

Daafaca naadiga Juventus ee Andrea Barzagli ayaa weerar qabooban ku qaaday Paul Pogba oo kasoo tagay kooxda Juentus kuna biiray Manchester United waxaana xidigaan la sheegay in lacag waali ah uu kaga soo dhaqaaqay halkaasi una doortay Manchester United. Paul ayaa noqday ciyaaryahanka ugu qaalisan kubada cagta waxaana xidigaan uu sheegay inuu wax badan ka caawindoono kooxdiisa. Andrea Barzagli ayaa ...

Read More »

AQRISO: Kullamada Galabta Iyo Caawa Ka Dhici Doona Yurub Iyo Saacadaha La Daawan Doono

Ciyaaro xiiso badan ayaa manta ilaa caawa ka dhici doona qaar ka tirsan Horyaalka England, La Liga iyo koobka hoose ee Germany DFB cup ayaa Caawa ka dhacaya dalalka tartamadaas laga ciyaaro. Horyaalka England kooxda Chelsea ayaa soo dhoweyn doonta dhiggeeda Southampton, Iyadoo ay ciyaar xiiso badan oo dhanka horyaalka ah wada qaadanayaan labadaan kooxood. Kooxda Atletico Madrid ayaa soo ...

Read More »

Iska Iloow Neymar Oo Kataga Barcelona,Halkuu Marayaa Damacii Camaaliqada Ee Dybala?

Naadiga kubadda cagta ee Barcelona agaasimaheeda farsamada Robert Fernandez ayaa sheegay in aysan kooxdu iska iibin doonin Neymar waxaa sidoo kale uu diiday in Juventus laacibkeeda Paulo Dybala ay doonayaan. Neymar oo  25-jir ah, waxaa la filayay in uu ku biirayo horyaalka Premier League gaar ahaanna kooxda Manchester United. Balse Fernandez ayaa sheegay in Neymar, oo qandaraaskiisu gaarayo tan iyo ...

Read More »

Wakiilo Ka Socda Chelsea Oo LAgu Arkay Hotel Ku Yaalla Magaalada Milan,Iyado Dagaalkii Manchester United Uu Sii Socdo,Sidee?

Naadiga kubadda cagta ee Chelsea ayaa la warinayaa inay haatan isu abaabuleyso saxiixa xidiga kooxda Inter Milan ee Ivan Perišić, si ay kaga guuleysato loolanka ay wadaan kooxaha ugu waaweyn qaarada marka la gaaro daaqadda suuqa xagaaga ee soo aadan, Ivan Perišić ayaa ku qaadanaya safka kooxda reer talyaani ee Inter Milan qaab ciyaareed wanaagsan, taasoo ku qasabtay kooxaha waaweyn ...

Read More »

Kooxaha Ingiriiska Xidig Ay Wada Doonayeen oo Horyaalka Talyaaniga ee Serie A ka dorbidaya.

Kooxda Napoli ayaa ka awood badnaatay kooxaha horyaalka England kadib markii ay ka dulqaaday xidig muhiim ah oo ka ciyaaraya horyaalka France gaar ahaan naadiga AS Monaco. Fabinho oo u dhashay dalka Brazil ayaa lala xiriiirinayaa kooxaha Arsenal iyo Chelsea iyo man united waxaana xidigaan hada sidaa ay wararka ka imaanayaan Taliyaaniga ay sheegayaan inuu Napoli u socdo. wargeyska Daily ...

Read More »

Tababare Conte Oo Markale U Sheegay Napoli Damaca Chelsea, Muxuu Yahay?

Leyliyaha kooxda galbeedla magaalada London ka dhisan ee Chelsea ninka lagu magacaabo Antonio Conte ayaa ka hadlay sheekadii Napoli ee aheyd inay iska fasaxayaan daafacooda adage ee Kalidou Koulibaly kaasi oo si weeyn loola xiriirinayaa kooxda Chelsea dhawaanahaan. Sida laga xigtay isla macalin  Antonio Conte ,waxa uu xusay in laga baao inay dhacaan wax kasta ayna xidigaan lasoo wareegi karaan ...

Read More »