Home » Latin America

Latin America

DEG-DEG: Xiddiga Cusub Ee Barcelona Paulinho Oo Soo Gaaray Magaalada Barcelona

Laacibka khadka dhexe ee xulka qaranka Brazil ee saxiixa cusub kooxda Barcelona ee paulinho ayaa soo gaaray magaalada Barcelona si uu u dhamaystiro ku biiristiisa kooxda Barcelona. Xiddiga Paulinho ayaa maanta tijaadaba caafimaadka u mari doona kooxda Barcelona iyada oo la filayo in maanta si rasmi ah loogu dhawaqo saxiixiisa. Naadiga Barcelona oo xiddigan kala soo wareegtay kooxda dalka china ...

Read More »

Rasmi :Diego Simeone wiilkiisa oo ku biirey kooxda Fiorentina

Ciyaaryahanka uu Aabaha u yahay tababaraha Naadiga Atletico Madrid Diego Simeone Giovanni Simeone ayaa sirasmi ah ugu biirey kooxda Fiorentina isaga oo ka dhaqaaqay Naadigiisi hore ee Genoa.kooxda Fiorentina ayaa Cadaysey in ay Giovanni Simeone ku iibsadeen lacag dhan €15m oo lagu daray €3m oo Genoa heli doonto hadii uu koob kula Guuleysto kooxdiisa Cusub. Giovanni Simeone ayaa Saxiixay heshiis ...

Read More »

Farxada Neymar jr iyo Murugadii Barcelona badiskii kooxda Real Madrid

Taageerayaasha kooxda kubada Cagta PSG ayaa barta Twitter-ka waxa ay soo dhigeen Sawirka Ciyaaryahankii hore ee Naadiga Barcelona Neymar jr oo aad u faraxsan iyada oo ay ku soo beegeen Xili si bahdil ah kooxda Barcelona looga qaaday koobka Super Cupka dalka Spain,Xiddiga Neymar oo laf dhabar u ahaa kooxda Barcelona ayaa 222 Milyan oo Lacagta Euro ah waxaa ku ...

Read More »

Barcelona Oo war Kasoo Saartay Dhaawacii Xalay Jilibka Ka Gaaray Luis Suarez

Naadiga Barcelona ayaa xaqiijisay in Luis Suarez uu tijaabo caafimaad mari doono maanta oo Khamiis ah si loo ogaado inta uu la egyahay dhaawacii xalay kasoo gaaray jilibka ciyaartii Elclassic. Xiddiga weerarka ka ciyaara ayaaa dhaawac jilibka midig ah uu soo gaaray intii lagu jiray kulankii Real Madrid iyo Barcelona ee Spain Super Cup. Suarez, oo 30 jir ah, ayaa ...

Read More »

DEG DEG: Neymar jr oo ogolaaday in uu bixiyo ganaax canshuurta

Qareenada laacibka dalka Brazil ee Neymar ayaa sheegay in uu ogolaaday in uu bixiyo ganaax lacageed oo dhan laba milyan iyo bar oo doolarka Mareekanka, si loo soo afjaro murranka kala dhaxeeya waaxda canshuuraha ee wadanka Brazil,Mid kamid ah qareenadiisa oo lagu magacaabo Marcos Neder ayaa sheegay in Neymar jr uusan ku qancin tirada lacagta uu bixinayo, balse madaama uu ...

Read More »

Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Baadigoobka Barca Ee Laacibka Real Ee Asensio Iyo Xiddigaha Kale

Kooxda kubadda cagta Barcelona, ayaa waxay si weyn ubaadi goobeysa xiddiga waa weyn kuwaasoo ay dooneyso inay bedal kaga dhigto xiddigeeda Neymar, kaasoo naadigaan kaga dhaqaaqay dhankaa iyo PSG. Neymar ayaa waxaa lagu iibsaday aduun dhan 222 Malyuun, wuxuuna saxiixay shan sano oo qandaraas ah, iyadoona ay shiishka ku hayso laacibiin ay is lee dahay waxay bedal unoqon karaa xiddigaan. ...

Read More »

Hernan Grespo oo aaminsan macalin Jose inuu qaadi doono Horyaalka Premier League

Hernan Grespo ayaa ku taageeray macalin Jose Mourinho xili ciyaareydkan inuu ku guuleesan karo Horyaalka Premier League. Weeraryahaankii hore ee kooxda Chelsea Hernan Grespo ayaa aamisan Manchester United iney ku guuleesan donnto Premier League ayadoo uu u sababeenaayo Mourinho iyo LukakuHoryaalka Premier League ayaa waxa uu furmy xalay. iyadoo Chelsea ee tahay kooxda daafacaneesa kadib markii xili ciyaaredkii hore ee ...

Read More »

Neymar Oo Aan Wali Helin Farxad Tan Iyo Ka Tagitaankiisa Barca Iyo Sababta Oo La Ogaaday

Xiddiga 222 Malyuun, kaga tagay Barcelona, ee udhashay dalka Brazil ee Neymar JR, ayaa waxaa lagu soo waramayaa in uusan helin Farxadii uu rajeynayay inuu helayo kadib marka uu ka tago camaaaliqadda Spain. Laacibkaan ayaa waxaa ragaadiyay sheekooyin ku aadan in Barca aysan wali aqbalin inuu ka tagay kadib markii aanan wali ka bixin lacagta lagu iibsaday Barca, taasoo noqotay ...

Read More »

Qiimeynta xulalka Adduunka oo la soo saaray iyo Soomaaliya halka ay kaga jirto

Xiriirka Aduunka FIFA ayaa soo saartay qiimeynta Bilaha ee xulalka Adduunka iyadoo ay Brazil dib ugu soo laabatay kaalinta 1-aad oo waxay booska kala baxday xulka qaranka Jarmalka, Jarmalka ayaa isagu kaalinta koowaad galay bishii la soo dhaafay kaddib markii uu ku guuleystay Confederations Cup, balse kaalinta labaad ayaa loo riday iyadoo ay jirto inaysan wax kulan aysan ciyaarin dalka Jarmalka ...

Read More »

Willian ayaa xaqiijiyay suurtogalnimada inuu dib ula midoobo jose Mourinho

Weeraryahanka garabka uga ciyaara kooxda Chelsea Willian ayaa shaaca ka qaaday in Manchester United ay dardar galisay suurtogalnimada ah inay la soo wareegto.wargeyska ,M.E.N. Sport ayaa qoray Willian inuu ka mid yahay ciyaaryahanada macalin Jose Mourinho u xiiseynayo, kaasoo sidoo kale xiisaha u muujiyay Ivan Perisic. Man united ayaa isku dayday inay lasoo saxiixato Willian iyo Nemanja Matic xagaagii lasoo ...

Read More »