Home » Soomaaliya

Soomaaliya

Afar ciyaaryahan Oo Laga Reebay Xulka Qqaranka Somaliya,Yaa Kamida?

Afar ciyaaryahan ayaa saakay laga soo celinayaa dalka Djabouti oo ka mid ah ciyaaryahanada qaranka Somaliya ,kuwaas oo laga soo reebay safarka Sudan ., ilaa iyo hadda ma aysan noo suura galin inaan la hadalno , laacibiintaan, hase ahaatee bahda LAACIB.So ayaa ku howlan sidii ay ula xiriiri laheyd ciyaartooyda waxan kala yihiin. Xasan Ibraahim Cali-(Gool Haye) Bile Muxidiin Buraale-(Weerar) ...

Read More »

Daadir Amiin oo Dhawaciisa dibada looqadayo wadankee?

Daadir Amiin Cali (Daada) oo dhaawaciisa lagu soo daweyn doona dalka India,Kabtanka kooxda Banaadir Sports Club Daadir Aamiin Cali Daada ayaa dhaawaciisa waxaa lagu soo dabiibi doona dalka India kadib markii uu soo laa laabtay xanuunka xidigaani uu ka sheeganayo dhanka jilibka,oo ay wax ka qaban waayen dhaqaatirka somaliyeed. Laacibkani ayaa uu dhaawacani soo gaaray intii lagu jiray diyaar garowgii ...

Read More »

Xulka Soomaaliya: Afar ciyaaryahan oo dib ugu soo noqonaya wadanka Soomaaliya waa kuwee Ciyaaryahannada?

Laacib.so: Waxaa soo ifbaxaya muran badan oo u dhexeeya ciyaartooy is faham waa kala kulmay macalinka xulka qaranka Soomaaliya, arintaan ayaa Warar lagu kalsoonyahay oo lagav helaayo Jabuuti ayaa waxaa ay xaqiijinayaan in qaar kamid ah xiddigaha xulka qaranka dalkeena Soomaaliya Maanta dib loogu soo celin doono caasimada Muqdisho kadib iyaga oo aan raaci doonin xulka Koonfurta Suudaan aadi doona ...

Read More »

El Clasico: Hadalheynta El clasico & caashaqa soomaalida

Wadanka Soomaaliya waxa uu kamid yahay dalalka sida weyn loogu xiiseeyo ciyaaraha kubadda cagta, islamarkaana aad loogu daawashadda badan yahay xilliyadda ay jiraan kullumadda aad loo wadda sugayo, sida El Clasico.

Read More »

Muxuu ku soo dhamaaday kulankii Soomaaliya iyo South Sudan?

Laacib.so : Waxaa shalay wada ciyaaray kulan xiiso badan xulalka Soomaaliya iyo Koonfurta Suudaan waxeyna ciyaarta oo ka dheceeysay Dalka Jabuuti oo aan ku ciyaarno wadankaas hadii aan Soomaali nahay wexeyna ciyaarta qeybteedii hore ee kulankii adkaa ku dhamaaday 1-0 ay ku gacan sareeysay xulka Koonfurta Suudaan balse markii dib la isugu soo laabtay wadatashi badan kadib waxey xulkeena Soomaaliya ...

Read More »

SAWIRRO: Xiddigaha Soomaaliya Oo Wadda Diyaar Garowgii Ugu Dambeeyay

Xiddigaha Xulka Qaranka Kubadda Cagta ee Soomaaliya ayaa haatan waxa ay ku sugan yihiin magaalada Djibouti, ee caasimadda wadanka aynu walaalanahay ee Jabuuti, halkaas oo ay kula dheeli doonaan Xiddigaha Koonfurta Suudaan. Kulan Ciyaareedkan ayaa waxa uu ka tirsan yahay tartan lagu magacaabo Chaad Cap, oo ay sanadkaan ka qeybgaleyso Soomaaliya, waxaana Ciyaartoyda Qarankeena ay la dheeli doonaan Waalilasha Suudaanta ...

Read More »

kulanka adag ee maanta Dhexmaraayo Soomaaliya iyo South sudan

Falanqeynta kulanka adag ee u, dhaxeeya xulka qaranka Soomaaliya iyo South Sudan, ciyaar ka tirsan tartanka Chan Cup 2017, Xulka qaranka Soomaaliya ayaa galabta wuxuu la ciyaari doona xulka koonforta Sudan kulan ka tirsan is reeb reebka tartanka Chan Cup 2017, Ciyaartan ayaa lagu waday in ay dhacdo maalintii shaley ay taariiqda ku beegned 21-bishan basle waxaa dib loogu dhigay maanta oo ...

Read More »

Dib u dhac ku yimid kulankii Soomaaliya iyo South Sudan iyadoo…

LAACIB.SO : Waxaa maanta oo jimco ah lagu ballansanaa in uu dhoco kulan adag oo ay isaga hor yimaadaan labada xul Soomaaliya iyo South Sudan balse kulankooda ayaa la baajiyay waxaana la ciyaaridoono Maalinta berito oo ay taariikhdu ku beegantahay 22-April 2017 saacaduna tahay 4:00PM. Ciyaartooyda xulka qarankeena Soomaaliya ayaa siweyn iskugu diyaarinaya kulan ay wajahayaan dhigooda xulka South Sudan, ...

Read More »

Liiska Ciyaartoyda mataleysa xulka Qaranka somaaliya.

qaranka

Xulka Qaranka Soomaliya Oo Ka Qeyb Galkaya Is Reeb Reebka-Chan 2017,Xili Ay Ku Wajahanyihiin Dalka Jabuti, Xulka qaranka Soomaliya ayaa sanadkaan ka qeyb galaya is reeb reebka koobka Chan oo ah koobka labaad ee laga ciyaaro qaarada afrika waxaana ciyaaro ciyaartooyda ka ciyaartooyta horyaalada dalalkooda,xili sanadkaan xulka qaranka Soomaliya ay ka soo muuqanayaa xidigo cusub oo laga soo xulay kooxaha ...

Read More »

Guddoomiyaha xiriirka kubadda cagta Afrika oo suurta galinaya in dib loo furo garoonka muqdisho

Xogta ay heleyso laacib.so ayaa ah in guddoomiyaha xiriirka CAF uu la kulmi doono madaxda ugu sareysa dalka sida Madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo iyo Raiisal Wasaare Xasan Cali Khayre, waxa uuna kala hadli doona hor marinta Isboortiga iyo suurta galnimada in Amison laga saaro Muqdisho Stadium. Laacib.so : Gudoomiyaha xiriirka kubadda cagta qaaradda Afrika Maxamed Axmed ayaa goor ...

Read More »