Home » Spain

Spain

Antoine Griezmann Oo Markale Ay La Saxiixan Karto Manchester United,Sidee?

Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa laga ogaanayaa in ay usii dhowaaneyso saxiixa laacibka Atletico Madrid ee weerarka ka dheela Antoine Griezmann. Laacibka dalka France ayaa ah dooqa koobaad ee macallin Jose Mourinho waxayna sheegeysaa kooxda Old Trafford in hadda ay jirto fursad si sahal ah ay ugu heli karaan isaga, sida ay warineyso Manchester Evening News . Griezmann waxaa ...

Read More »

SHEEKO: Waa Dhab In Kooxda Barcelona Ka Maaranto Tababare Luis Enrique!!!

Caadiyan naadiga kubadda cagta Barcelona ayaa ah koox miisaan ku leh ciyaaraha dunida gaar ahaan dalka spain, waxaana hadda maamula macalinka kooxda bari usoo ciyaari jiray Luis Enrique kaasoo shaqada kooxda qabtay 2014, waxaana uu la gaaray guulo waaweyn oo taariikhi ah, balse howshani hortiis wey socotay weyna socon doontaa keddibkiis. Kooxdan ayaa si sahlan ku qaadday (2014-15), 3 koob, ...

Read More »

Neymar JR Oo Barcelona Kala Shaqeenaya Sidii Ay Ku Heli Laheyd Philippe Coutinho Kadib Markii…

Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa weli wada caashaqa ay u qabto laacibka booska dhexe weerarka kaga ciyaara naadiga dalka ingiriiska ee Liverpool iyo xulka Brazil ee Philippe Coutinho, waxaana y weli direysaa wakiilo soo xaliya dalabka camaaliqada, hase ahaatee waxaa caawinaad ay ka heleesaa markaan weerar yahanka Barcelona ee Neymar JR  oo ka dhaadhicinaya wiilka ay isku dalka yihiin inuu ...

Read More »

Cajiib: Lionel Messi Malaha Waxa Uu Isticmaalaa Daroogada,Cocaine Lagu Qadaray 85-Milyan Oo Ku Qoran Magaca Messi Oo La Qabtay?

Sheekada ugu yaabka badan kubadda cagta khamiista manta ah waxay musiibo ku tahay laacibka dunida wiilka mararka badan ku guuleystay ee Messi kaasoo Magaca waxyaabo badan oo aduunka mabnuuc ka ah lagu soo saaraa, markii la qabtay magaca Lionel Messi oo si sharci daro ah loo adeegsanayo iyada oo waliba lagu adeegsaday daroogada halista ah ee cocaine. Hore ayay u ...

Read More »

CAJIIB: UEFA oo War ka soo Saartay Garsoorihii kulankii Barcelona iyo PSG?

Deniz Aytekin - Barcelona vs PSG

LAACIB.SO – UEFA oo ah Xiriirka kubada Cagta qaarada yurub, ayaa soo saaray go’aan lawada sugayey ee ku aadanaa sida laga yeeli doono Garsoorihii dhaxadhaxaadinayay kulankii mucjisada lahaa ee muranka badan dhaliyey, kaasoo dhex maray kooxaha Barcelona iyo PSG. War ka soo baxay Aleksander Ceferin (Madaxweynaha UEFA), ayaa lagu cadeeyay in Garsoorihii dhaxdhaxaadinaaya kulankii Barcelona iyo PSG Deniz Aytekin, inuusan ...

Read More »

Arsenal Oo Heshay Badalkii Mesut Ozil Soona Qaadaneysa Dhamaadka Xili Ciyaareedkan, Waa Kuma?

Shaqsiyaadka sare naadiga kubadda cagta Arsenal waxay markaan abaabulayaan aragti kale si kooxda wax looga badalo , waxaana  ay bilaabeen in suuqa ay ka sii raadsadaan badalada xidigaha ugu muhiimsan safka kooxdooda ee Alexis Sanchez iyo Mesut Ozil, waxayna aad u dalbadeen lacago dheeraad ah oo mushaaraadkooda loogu darro si ay u saxiixaan heshiis cusub oo ay ku sii joogayaan ...

Read More »

Alvaro Morata Oo Markale Diyaar U Ah Isnuu Siibo Maaliyadda Real Madrid,Sabab?

Hujuumka safka hore naadiga Real Madrid ee Alvaro Morata aya xagaagii hore si caam ah saxaafadda ugu sheegay in uu jeclaan lahaa in uu sii joogo Juventus halkii dib ugu soo laaban lahaa Real Madrid. Hase ahaatee Morata ayaan wax dookha ah haysanin maadama kooxda Los Blancos ay dhaqan gelisay qodob ku jiray heshiiskii uu hore ugu biiray Juventus kaas ...

Read More »

Barcelona Oo Horkaceysa Dagaalka Loogu Jiro Saxiixa Qadka Dhexe PSG,Waa Kee?

Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa horkaceysa dagaalka ay dhinaca kala ku jiraan naadiyadda  Juventus, Chelsea iyo Manchetser United, waxayna dhamaan xiiseenayaan saxiixa  xiddiga khadka dhexe ee kooxda PSG Marco Verratti ,kadib markii wakiilka xiddigaan uu tuuray qishkii ugu weynaa oo ah in xiddigaan usan ku faraxsanayn Parc des Princess. Tan sannadkii hore waxaa jiray warar iska soo daba dhacayey kuwaas ...

Read More »

Diego Costa Oo Sheegay Inuu Weli Jeceyl U hayo Kooxda…

Weerar yahan Diego Costa ayaa sheegay inuu ku dadaalay sidii uu ugu laaban lahaa kooxdiisii hore ee Atletico Madrid, wuxuuna cadeeyay qaabkii uu ku bilawday khilaafka u dhexeeyay isaga iyo macalinka kooxdiisa Chelsea ee Antonio Conte. Mustaqbalka Costa ayaan ilaa hadda ahayn mid sal dhigtay isaga oo aan meesha ka saarin in uu dhamaadka xili ciyaareedkan ka bixi doono Stamford ...

Read More »

Douglas Costa oo ka maqanaan doona Kulanka Real Madrid iyo Bayern Munich

Douglas Costa

LAACIB.SO : Ciyaaryahanka khadka dhexe ee kooxda Bayern Munich iyo xulka qaranka Brazil ee Douglas Costa ayaa la sheegayaa in uu seegi kulanka adag ee ay Kooxdiisu la ciyaari doonto kooxda Real Madrid kulan ka tirsan wareega 8 dhamaadka champions league-ga oo la ciyaari doono bisha April ee nagusoo aadan. Jariiradda Mundo Deportivo ayaa sheega in xiddiga reer Brazil ee ...

Read More »