Home » Suuqa Kala iibsiga

Suuqa Kala iibsiga

Antoine Griezmann Oo Markale Ay La Saxiixan Karto Manchester United,Sidee?

Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa laga ogaanayaa in ay usii dhowaaneyso saxiixa laacibka Atletico Madrid ee weerarka ka dheela Antoine Griezmann. Laacibka dalka France ayaa ah dooqa koobaad ee macallin Jose Mourinho waxayna sheegeysaa kooxda Old Trafford in hadda ay jirto fursad si sahal ah ay ugu heli karaan isaga, sida ay warineyso Manchester Evening News . Griezmann waxaa ...

Read More »

Granit Xhaka Oo Jawaab Kulul U Celiyey Qoraayaasha Wargeysyadda England,Muxuu Yiri?

Kooxda xaalkeedu liito ee Arsenal wiilka booska dhexe kaga ciyaara ee dalka Switzerland u dhashay Granit Xhaka ayaa ka hadlay dhaliilaha xoogan dhawaanahaan kaga imaanayey warbaahinta ciyaaraha dalka  England, kuwaasoo ku tilmaamay inuu u muuqdo mid “Nacas Ah” laacibkaan. Jaraa’idka ciyaaraha ka faalooda ee Engaland waa kuwa ugu badan ee laacibkaan weerarka ku qaaday waxayna in badan isbar bar dhig ...

Read More »

Neymar JR Oo Barcelona Kala Shaqeenaya Sidii Ay Ku Heli Laheyd Philippe Coutinho Kadib Markii…

Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa weli wada caashaqa ay u qabto laacibka booska dhexe weerarka kaga ciyaara naadiga dalka ingiriiska ee Liverpool iyo xulka Brazil ee Philippe Coutinho, waxaana y weli direysaa wakiilo soo xaliya dalabka camaaliqada, hase ahaatee waxaa caawinaad ay ka heleesaa markaan weerar yahanka Barcelona ee Neymar JR  oo ka dhaadhicinaya wiilka ay isku dalka yihiin inuu ...

Read More »

Inter Milan Albaabka Usoo Istaagtay Alexis Sanchez Kadib Niyad Jabka Arsenal Ee…..

Kooxda Inter Milan ayaa lagu soo waramayaa in ay wadahadalo hor dhaca ah la qaadatay kooxda Arsenal si ay uga hesho xiddiga baxsadka ka ah ee Alexis Sanchez marka uu suuqa kala iibsigu furmo xagaaga. Warsidaha talyaaniga laga leeyahay ee  Calcio Mercato ayaa sheegaya in kooxda Reer Italy doonayso in ay ka faa,iidaysato xaalada adag ee ay ku jirto kooxda ...

Read More »

Manchester City Oo Horkaceysa Dagaalka AC Milan, Roma,Juventus, Liverpool iyo Arsenal Ee Kolašinac

Sida ay daabacayaan wararka jaraa’idka  ciyaaraha dalka ingiriiska khamiista manta ah kooxda kubadda cagta Manchester City ayaa sii dhameystireysa saxiixa ay ku dooneyso ugu horeeya xili ciyaareedka soo aadan 2017 – 2018 inay isku soo muujiso, iyadoo haatan ku dhaw soo qaadashada xiddiga daafaca kaga ciyaara naadiga  Schalke ee  Sead Kolašinac. Tababare Pep Guardiola ayaa wuxuu kala hadlay maamulka kooxda ...

Read More »

Brazil Oo Kabtan Cusub U Magacaawday Daniel Alves kadib Iscasilaadii Neymar Jr

Xulka weli dareemaya xanuunka koobkii aduunka ee 2014 lagu qabtay ciidooda ee Barazil ayaa magacaabay kabtanka rasmiga ah ah ee xulkaas, iyagoona ka dhigay wiilka dalka talyaaniga kooxda ka dhisan u ciyaara ee Inter Milan laguna magacaabo Miranda, tan iyo markii uu iska casilay xilkan xidiga kooxda Barcelona Neymar Jr. Leyliyaha kooxda  Barazil  Tite ayaa u doortay daaficii hore ee ...

Read More »

Arsenal Oo Heshay Badalkii Mesut Ozil Soona Qaadaneysa Dhamaadka Xili Ciyaareedkan, Waa Kuma?

Shaqsiyaadka sare naadiga kubadda cagta Arsenal waxay markaan abaabulayaan aragti kale si kooxda wax looga badalo , waxaana  ay bilaabeen in suuqa ay ka sii raadsadaan badalada xidigaha ugu muhiimsan safka kooxdooda ee Alexis Sanchez iyo Mesut Ozil, waxayna aad u dalbadeen lacago dheeraad ah oo mushaaraadkooda loogu darro si ay u saxiixaan heshiis cusub oo ay ku sii joogayaan ...

Read More »

Victor Lindelof Oo Sharaxay Sababtii Uu U Diiday Kubiirista Man United,Maxay Aheyd?

Laacibka daafaca kaga ciyaara kooxda Benfica ee Victor Lindelof ayaa ka sheekeeyay sida ay u fududayd in uu iska diido kooxda Manchester United isla markasna uu mustaqbalkiisa u hibeyo kooxdiisa Benfica, ee ka dhisan dalka Portugal oo uu haddaba u ciyaaro laacibkaas, waxaana si kale loo fasiray go’aamada laacibkaan. 22-jirkaan ayaa suuqii January aad ugu dhawaaday in uu ku biiro ...

Read More »

Alvaro Morata Oo Markale Diyaar U Ah Isnuu Siibo Maaliyadda Real Madrid,Sabab?

Hujuumka safka hore naadiga Real Madrid ee Alvaro Morata aya xagaagii hore si caam ah saxaafadda ugu sheegay in uu jeclaan lahaa in uu sii joogo Juventus halkii dib ugu soo laaban lahaa Real Madrid. Hase ahaatee Morata ayaan wax dookha ah haysanin maadama kooxda Los Blancos ay dhaqan gelisay qodob ku jiray heshiiskii uu hore ugu biiray Juventus kaas ...

Read More »

Barcelona Oo Horkaceysa Dagaalka Loogu Jiro Saxiixa Qadka Dhexe PSG,Waa Kee?

Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa horkaceysa dagaalka ay dhinaca kala ku jiraan naadiyadda  Juventus, Chelsea iyo Manchetser United, waxayna dhamaan xiiseenayaan saxiixa  xiddiga khadka dhexe ee kooxda PSG Marco Verratti ,kadib markii wakiilka xiddigaan uu tuuray qishkii ugu weynaa oo ah in xiddigaan usan ku faraxsanayn Parc des Princess. Tan sannadkii hore waxaa jiray warar iska soo daba dhacayey kuwaas ...

Read More »