Home » Wararka Maanta

Wararka Maanta

DAAWO Real Madrid oo ku ciil baxday Deportive La Coruna

Laacib.so : Kulankii xiisaha badnaa ee Kooxda Real Madrid iyo Deportive u dhexeeyay ayaa guul raaxo leh gaartay Real Madrid kadib markii kooxda Deportivo La Coruna kulan ka tirsanaa horyaalka La Liga todobaadkiisii 34-aad ay wada ciyaareen,Ciyaartaas ayaa ku bilowday mid ay Real Madrid doonayso in ay iska soo maydho ceebtii Classico-da iyada oo isla daqiiqadihii ugu horeeyayba bilowday weerarka ...

Read More »

Mid Kamida Xiddigihii Soo Maray Manchester United Oo Kilidiisa Laga Bixinaayo, Sabab?

Laacibkii hore kooxda Manchester United iyo Newcastle United weerarka kaga ciyaari jiray ee  Andrew Cole ayaa la sgeegayaa inuu qaliin dhanka kilida ah mari doono isagoo iska saari doona mid kamida kilyihiisa, halka lagu magacaabo Manchester Royal Infirmary. 45-jirkaan ayaa isbitaalka galay bishii June ee sanadkii 2015 kadib markii mid kamida kilyihiisa ay shaqeyn weesay, waxaana wixii xilligaas kadambeeyey uu ...

Read More »

Hogaamiyaha Kuuriyadda Waqooyi Kim Jong-Un Horyaalkee Ayuu Taageere Uyahay?

Antonio Razzi, oo ah senator ka tirsan Senotor-da wadanka Talyaaniga ayaa sheegay in Hogaamiyaha sarre ee Kuuriyadda Woqooyi Kim Jong-Un uu taageero sarre uyahay Horyaalka Wadanka Talyaaniga. 18-sano jir ka dheela Horyaalka Serie A oo kasoo jeeda wadanka Kuuriyada Woqooyi ayaa waxa uu haatan ka dheelaa Horyaalkan, waxa uuna yahay Xiddigii ugu horeeyay ee kasoo jeeda dalkaas kana dheela Serie ...

Read More »

Tababare Mourinho Oo Doonaya In Chelsea Kasoo Afduubto Laacib Sarre

Tababaraha Kooxda Manchester United Jose Mourinho ayaa waxa uu doonayaa in uu soo afduubto Weeraryahanka qatarta badan ee Blues Willian, marka uu furmo suuqa kala iibsiga ciyaartoyda ee xagaagan. Laacibka Caalamiga ah ee Xulka Qaranka Kubadda cagta ee Brazil ayaa waxa uu kamid ahaa kooxdii uu xagaagii 2015.16, kula guulestay Horyaalka ugu xiisaha badan aduunka ee EPL-ka. Tababare Mourinho ayaa ...

Read More »

Miyay Isasa Salaami Doonaan Mourinho Iyo Guardiola, Kulanka DERBY Manchester – Guardiola Oo Ka Jawaabay

Ka hor kulanka habeenka khamiista ay Manchester derby, tababaraha City Pep Guardiola, ayaa si cad waxa uu usheegay in isaga iyo Tababaraha Manchester United, ay yihiin saaxiibo isku dhow, ayna Daris yihiin. Labadaan hogaamiye koox ciyaareedyadda Manchester United Iyo City ayaa waxa uu xiriirkoodii ahaa mid aad uqalafsan markii ay joogeyn Spain, waxa ayna haatan markale ku kulmayaan waqooyi-galbeed ee ...

Read More »

Chelsea Iyo Kooxo Kale Oo Baaritaan Lagu Wado, Iyadoo Saraakil Ka Tirsan Xabsiga La Dhigay,Sabab? +Sawirro

Naadiyada kubadda cagta ee West Ham United iyo Newcastle United ayaa hadda ku jira xaalad adag , kadib baaritaano waqti ah oo ay marayaan , waxaana lagu eedeenayaa  musuq maasuq ku aadan ciyaaraha,iyadoo ay liiska wax isadaba marinta ay sidoo kle ku jirtaan naadiyo kale oo ay Chelsea ku jirto. HMRC oo UK u qaabilsan dakhliga iyo cashuuraha ayaa baaritano ...

Read More »

Tababare Pochettino Oo Afka Furtay, Weerareyna Wiilkii Hore ee Barca Xavi

Kadib markii uu banaanka keenay Xavi in Tababaraha kooxda Manchester City uu doonayo in uu lasoo wareego Laacibka da’da yar ee Tottenham Hotspur wiilka lagu magacaabo Dele Alli, ayaa Tababaraha kooxda ku dheesho White Hart Lane, Pochettino uu weeraray Khadka dhexe ee Wadanka Spain. Xilli Xiddigii hore ee Kooxda Espanyol, maalina kasoo noqday isla Naadigaan, waxa uu xasuusiyay in cadaadawadda ...

Read More »

Thierry Henry Oo Dhulka Ku Jiiday Kooxdiisii Arsenal Kana Soo Muuqday Barnaamij Caan Ah, Muxuu Yiri?

Laacibkii hore naadiga Arsenal ee Thierry Henry ayaa iska iloobay dagaalkii waqooyiga magaalada London ee ka dhaxeya  kooxdisii hore iyo Spurs, kadib markii wax laga weydiiyay hadii ay jiraan xidigo Arsenal ah oo boos ka heli kara safka Spurs ololahan socda ee horyaalka premier leaguega. Tottenham Hotspur haatan waxey 14-dhibcood ka sareysaa Gunners waxeyna 7-dhibcood u jirtaa hogaanka horyaalka iyadoo ...

Read More »

Yaa Kamid Ah Xiddigaha Xagaagan Laga Diri Doona Iyo Kuwa La Keeni Doono Camp Nou?

Kooxda Barcelona ayaa waxa ay diyaar utahay in xagaagan ay lasoo wareegto xiddigo badan, kuwaa magac iyo sumcad ka sameeyay intii ay kuguda jireen ka xamaasashadda ciyaarta kubadda cagta. Iyadoo ka duuleysay in ay xagaaga dambe soo bandhigto kooxda ciyaar lagu qanco, ayaa waxa ay sameyn doontaa saxiixyo cusub iyo in ay hashiis kordhin usameyso qaar kamid ah ciyaartoydeeda. Xiddigaha ...

Read More »

Macalin José Mourinho saadalin ka bixiyay Kulanka Adag Man United iyo Man City

Manchester City ayaa ugu cadcad ineey garaacdo Manchester United Kana qeyb noqoto afarta naadi ee ugu sareysa horyaalka Maadaama ay yurub ka maqanyihiin Sidaasi waxaa laga hayaaChampions League labadda naadi ee rajada weyn ka leh City iyo United ayaa wada ciyaari doono kulanka looyaqaan Manchester derby. iyadoo habeenka khamiista fooda is dari doonaan jose iyo pep. City ayaa haatan dul ...

Read More »