Charlie Nicholas oo saadaaliyay natiijooyinka kullamada caawa ee Champions League

 

Khabiirka Sky Sports Charlie Nicholas ayaa saadaaliyay kullamo caawa ee Champions League, kuwaas oo ka tirsan heerka guruubyada koobka horyaalada Yurub.

Kooxda Barcelona ayaa kullan adag wajihi doontaa nadiga Man City, Halka Arsenal ay la balansan tahay kooxda Ludogorets.

Charlie Nicholas ayaa guul ku saadaaliyay kullamada ay ciyaarayaan kooxaha Barcelona iyo Arsenal, isagoo sidoo kale saadaaliyay ciyaaryahanada dhalin doono goolasha ugu horeeyay kullamada caawa.

Arsenal 4-0  Ludogorets goolka koowaad waxa uu ku saadaaliyay in uu dhalin doono Alexis Sanchez

Image result for Sanchez Arsenal Goal

Celtic 0-0 Borussia Monchengladbach ayuu ku saadaaliyay

Gladbach will be wary of Scott Sinclair, thinks Charlie Nicholas

Barcelona 3-2  Manchester City, waxa uu guusha siiyay Barcelona, isagoo goolka koowaad ku saadaaliyay  Luis Suarez

Image result for Aguero,

 

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close