Chelsea Oo Thibaut Courtois Kala Hadleysa Qandaraas Cusub

Sida Wargeyska The Sun ee kasoo baxa dalka England lagu daabacay in kooxda Chelsea ay wado dadaalo ku aadan sidii ay qandaraas cusub uga saxiixan laheyd goolhaye Thibaut Courtois kaas oo ay si weyn u baadi goobeyso kooxda Real Madrid.

Maamulka kooxda Chelsea ayaa doonaya ineey goolhaye Thibaut Courtois usoo bandhigaan qandaraas dheer oo uu isbuuciiba ku qaadan doono mushaar dhan £200,000.

Si kasta Tababaraha kooxda Chelsea Antonio Conte ayaa dhawaan la kulmay madaxda kooxdiisa Chelsea wuxuuna ka dalbaday ineey dedejiyaan Heshiis kordhinta goolhaye Thibaut Courtois kaas oo uu qandaraaskiisu dhacayo sanadka 2019.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close