Ciyaar kulul ayaa Saaki Aroortii Ku Dhax Martay Garoonka Banadir Staduim Kooxda Elman iyo Xulka Gobalka Banadir .

Ciyaar kulul ayaa Saaki Aroortii Ku Dhax Martay Garoonka Banadir Staduim Kooxda Elman iyo Xulka Gobalka Banadir .
Ciyaaryahanka Cusub ee Kooxda Elman Maxamuud Cabdinuur Mayma Ayaa dhaliyay goolkiisii ugu horeeyay ee kooxda Elman lakiin waxaa soo barbareeyay ciyaaryahan Isxaaq qeebtii Hore intaan lakala nasan.
Labdii Qeeb ee Ciyaarta waxey ku soo dhamaatay 1-1 oo labada dhinac isku dhaafi wayeen .
Xulka Gobalka Banadir Ayaa waxey diyaar garow fiican waxey ugu jiraan ciyaaraha tartanka Maamulka Goboleedyada oo dhawaan ka furmi doono magaalada Kismaayo.

Ramzi Yare

My name is Ramzi Yare Abdullahi, I am sports news writer and reporter for Laacib.so by Online in Mogadishu, Somalia

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close