Ciyaaryahan aad u yar oo Xalay Record Cusub u dhigay Liverpool markii uu Gool dhaliyey isagoona jabiyay record horay u yiilay + Sawirkiisa halkan ka eeg

Liverpool ayaa Waxaa Record cusub u soo hooyay ciyaaryahan  aad u yar oo Gool u dhaliyey

ciyaartii xalay ee Leeds United kaas oo lagu Magacaabo  Woodburn.

Woodburn ayaa Noqday ciyaaryahanka  ugu da’da yar ee Taariikhda Gool u dhaliya Liverpool

waxaana uu Jiraa 17 Sano iyo 45 Maalmood isaga oo kala Wareegay Recordkaas Michael Owen,

oo 1997 dii Gool u dhaliyey Liverpool isaga oo jira 17 sano iyo 145 Maalmood.

Liverpool ayaa Xalay u soo Gudubtey Semifinalka koobka EFL Cup kadib markii ay 2-0 isaga

reebeen Leeds United Waxaana Goolka koowaad dhaliyey Divock Origi halka Goolka uu

labaad uu dhaliyey Inanka yar ee Woodburn

yar

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close