Home » Africa » Ciyaaryahan ka tirsan Kooxda Elman FC oo geeriyooday

Ciyaaryahan ka tirsan Kooxda Elman FC oo geeriyooday

Inaa lilahi wainaaa ilayhi raaajicuun Allah unaxariisto Ciyaaryahan Cumar Sanbaawi oo ka tirsanaa kooxda kubadda cagta ee Elman FC oo habeenkii xalay ku geeriyooday Isbitalka Madiina ee Mgalada Muqdisho, Xiddigan ayaa dhaawacmay 22-kii May xili ay baabuur wada saarnayen qaar kamid ah xidigaha kooxda Elman FC waxaana lagu rasaasiyay inta u dhaxeysa muqdisho iyo Afgooye, dhaawacii soo gaaray is rasaaseentaasi ayuu ku geeriyooday Marxuun Cumar.

Marxuum Cumar Sambaawi ayaa ka tagay 3 Caruur ah iyo hooyadood waxaana ALLE uga baryeeynaa in uu samir iyo iimaan ALLE ka siiyo, Hadii aan nahay bahda Sports-ka waxaan ka tacsiyadeeyneeynaa geeridii ku timid marxuunka allaah u dambi dhaafo Inaa lilahi wainaaa ilayhi raaajicuun.

Waxaa lagu jiraa Bil ramadaan Aqristoow u soo duceeya marxuumka inuu allaah dambigiisa dhaafo

Xigasho: C/fataax Naani

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*