CODEYN: kooxdii ku guuleysan karta Koobka Qurxuda badan ee General Daa’uud 2016-17

kooxaha Elman iyo Jamhuuriya ayaa wada fadhiyay kama dambeysta Final-ka Tartanka General Daa’uud.
Kooxda Elman koobkan waxaa ugu dambeysay sanadkii 2002 tan iyo markaas ma aysan qaadan koobkan xiligaas waxey ka fara maroojisay kooxda Dekedda.
Jamhuuriya waa markii ugu horeysay ay imaaneyso Finaalka Tartanka General Daa’uud.
cayaartan ayaa dhici doonta maalinta bari ay taariiqda ku began tahay 27-10-17.

W/Q: cabdifitaax nani

Ramzi Yare

My name is Ramzi Yare Abdullahi, I am sports news writer and reporter for Laacib.so by Online in Mogadishu, Somalia

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close