Cosmin Lambru waa Laacib gacanta ka go’an oo saftay kulankiisii ugu horreeyay +Sawirro

Xiddiga reer Colombia ayaa gacanta bidix uga go’ay Shil ku dhacay 10-sano ka hor waxaana loo galiyay mid macmal ah. Laakiin ma dhiman rajadiisii inuu noqdo laacib kubbada cagta cayaaro, waxaana ugu dambeyn iminka u suuro gashay inuu safto kulankiisii ugu horreeyay cayaar ay kooxdiisa Petrolul Ploiesti guul daro 2-0 kala kulantay Universitatea Craiova.
Waxaa garoonka la soo galiyay daqiiqadii 81-aad kaddib markii lagu soo badelay Janko Pacar

+

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close