CR7 Oo Mindida Afeysanaya Xilli Uu Doonayo Inuu Bandhig Waali Ah Sameeyay Balse Caqabad Ayaa Haysata

Ciyaaryahanka koowaad ee Kooxda kubadda cagta Real Madrid ee Ronaldo ayaa wuxuu dib ugu soo laabtay shaxda Los Blancos, isagoona kasoo muuqan doono, ciyaarta ay caawa la dheelayaa APOEL Nicosia, oo ah naadi aanan dhab yar, shideen, waxaana la rajeynayaa inuu kulankaan wacdaro dhigo.

CR7 ayaa wuxuu kulankaan weyn doonaan Garabkiisa ee Benzeme, balse wuxuu heli doonaan Bale, kaasoo isana la filayo inuu soo bandhigo qaab ciyaareed aad usareeya, iyadoona dhamaan xiddigaha Real ay sameynayaan diyaar darowgii ugu dambeeyay ee kulankaan.

Wiilka Lamberka 7-aad u qaata Madrid ayaa waxaa kulankaa la filayaa inuu dhaliyo goolal si uu isaga bareejo Messi, oo xalay guul gaarsiiyay Naadigiisa xalay, waxaana ciyaartaan la rajeynayaa inuu meel fiican kasoo boxo, iyadoona uu diyaar garow weyn ugu jiro.

Laacibka dalka Portugal ayaa wuxuu ku jiraa qaab ciyaareed sarre, sagaal gool ayuu dhaliyay, shantii kulan ee ugu dambeysay uu ka dheelo Champions League, isagoona caqabada caawa haysata ay tahay in uusan haysan laacibikii Garbaha la caawin laheyn ee Marcelo.

Abdi Rahman Adani

My name is Abdi Rahman Jilani Mohamed Adani, I am sport writer and reporter for Laacib.so by Online in Mogadishu, Somalia

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close