Cristiano Ronaldo inte ku dambayn doonaa …………

Ciyaaryahanka afka hore kaga ciyaara real Madrid una dhashay wadanka Portugal ayaa ka hadlay

mustaqbalkiisa real Madrid

Cristiano Ronaldo ayaa qalin ka ku duugaya heshiis cusub oo uu la gali doono

kooxdiisa real Madrid asbuucyada soo socda .

Cristiano Ronaldo ayaa go’aansaday in uu saxiixo kooxdiisa heshiis cusub oo shan sano ah

waxaana la filayaa in asbuucyada so socda uu qalin ku duugo heshiiskan cusub .

Jorge Mendes oo ah wakiilka Cristiano Ronaldo ayaa madaxweynaha

Real Madrid kala hadlay cusboonaysiinta heshiiska Cristiano Ronaldo

heshiiska hada uu ku jooga real Madrid ayaa ku eg june 2018 .

Ciyaaryahankii hore Manchester united ayaa u diyaar ah in uu cadeeyo mustaqbalkiisa real Madrid

isagoo sii jooga kooxdiisa heshiis cusubna u siixixi doona .

Hadiiba uu ronoldo qalinka ku doogo heshiiska wuxu baqi kuso ahaan doonaa La Liga ilaa  2021 .

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close